HomeAAH/.AAFO QABYAALADEED YEEY DHIBEEYSAA HADHOOW

AAH/.AAFO QABYAALADEED YEEY DHIBEEYSAA HADHOOW

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

WALAAHI…. waa wax laga xumaado oo aan lagu faanin in dadka dhiig, DULMI IYO COLAADO loogu baaqo dad ka waxanaan odhan lahaa ka qalbiga iyo niyada ka tageersan ayaa ka xun ka qoriga qaatey ee wax dilaaya waayo MAAH-MAAH, soo maaliyeed baa tidhaahda “(DAB MUNAAFAQ SHIDEY MASKIIN BAA KU GUBTA )” ka sacabka utumayaana waaka ugu dareenka xumaandoona hadhoow. Dhibna taa saa ugu filaan doonta .Hadaba beelaweeynata SACAD MUUSE AMA SUBEER AWALBA DHEHOO,
Waar waxa somaliland Quuta ama
maalka ugu badani kagalay ee dowlad lanoosha ahi waa idinka …
INTA Somaliland ku faanto ineey hantideeda gashateyna waa idinka,……..
INTA aqoonyahanka jaamcada ugu badan dhigataana waa idinka,…….
INTA fooq cadi magaaalada uuga dhisantahayee ugu badani waa idinka …..
INTA Berbera ku faantaa waa idinka ,markaa ……
HABEEN NIMCO LAYSKAGA MA QAADEE ,,,ha lookaadiyo oo shay daanku yaanuu idin qaadin inta xumaha jecel ayaan lahadlayaa ilaahayna halaga cabsado jaar xumadana iska daaya. BINI aadam kasta oo aduun ka ama koownka korkiisa kunooli waxa uu ilaahay ka siiyey DHUDHUNKIISA in lamida micnaha LAGAAGA AASAAYO oo kaliya .
MAXAA markaa culeeyska isu saareeysaan idinka oo aan danbigiinaaba aan qaadi karin ,kanaadse , la dagaalameeyso eed leedahay dhiigiisa ayaan daadinayaa miyaanu walaalkaa oo muslina’ aheeyn islaam nimana aad ku walaaloowdeen ……
,HADABA WAXAAN LAHADLAYAA . AQOONYAHANKA ,DHALINYARADA ,WAAYEELKA,WAXGARADKA,HABLAHA IYO HOOYOOYINKA………………
MIYAA lawaayey in dhaanta ?
INTA ,,dhuuni qatayaashaa.
INTA xumaha jecel ,inta danta gaarkaa wadat.
INTA calooshooda u shaqeeystayaashaa.
INTA jaahiliintaa ee xumo taliskaa.
,INTA garaadlaawayasha.
INTA aaneey aabayaashood talinjirin.
INTA aan aqooon diimeed iyo mid maadiyaba lahayn .
INTA fadhi ku dirirka ah.
INTA tageerayasha balaayada iyo xumaha jecel.
Miyaa lawaayey mid xataa ka kaca shirka waxaasoo umadi isugu timid oo tidhaahda waar
WAAN-WAAN iyo WANAAG wax ha lagu raadiyo af xumadana haladhoowro dowladana hala garab istaago
Ninka doonaaya inuu umaddo ku duulo dhiigoodana daadiyo ha iska soo qaado asagoo ku waayey walaalkii, hooyadii ,ilmihiisii, ama isagoo ku dhaawacmay ama ku goblamay ama ay ku goblameen ehelkiisii iyo dadkiisii iyo somaliland oo intaas oo umada oo noocwalba isugu jirta ay weeydo oo ay ubadnaan doonaan jiilkii xoga ahaa ee waxuun inagaga tiirsanaan lahaa.Alle uun baa cidka maarma ee biniaadam makala maarmee .
WAAN KA XUMAHAY ………..WAAN KA XUMAHAY ………………WAAN KA XUMAHAY ! ! ! !
WALAAHI CIIL XUMO WAXAA UGU XUN ka ay ku badaan ee aad kula dhexjirto Umadaada oo xumo isku dhiirigelineeysa ee aand dhul shisheeye kula jirin. ! ! !
walaahi walaahi waan ka ilmeeyey markaan arkey dhalinyaro aqoonyahan ah oo ku faraxsaneeyd waxa ay ku hadlayaan dadka qaldamey ee ,,ilaaahay qaladka ka galay markeey ku tageereen! !!.
Waana wax laga xumaado in jaahil ka kuwa caqliga IYO AQOOONTA MAADIGAA IYO DIINIGA ka ahi ay hogaan unoqdaan kuwii aqoonta lagu tuh maayey ! ! !.
Waxaana kaliita ka tv ga ka taageersanaa ee ku daawaday Ee aan xataa kana hadal xumahaas iyo naceybka intaa leeg ee loogatagaayo jiilka dhabarkeena kujira iyo kuwa AAn anaga aan kamidkanahay .
Dagaal haduuu bilaabmana kuma joogsadoo oo kuma ekaado oo kaliya ka bilaabay iyo cida ay is hayaanee, wuu ka masiibo bataa oo ka saameeyn bataa ,hadba nooca loo gu talogalay iyo sida wax loodoonaayey. ! SUBXAANALAAH ILAAHAY HALAGA BAQO OO HA LOO TOOBAD KEENO KUWEENAA KU FAANAYANA ILAAHAY IIMAANKA HA U TAAMYEELO BOGOODANA BURCAD HA MARIYO SHAYDAANKANA HA KA XIJAABO.ILAAHOOW ANAGA IYO UMADA ISLAAMKABA, INTA DHIBAATEEYSAN INTA XANUUNSANEEYSA QALBIYADANA KA XANUUNSANEEYSA, CALOOSHANA KA BUGTA IYO INTA XUMAHA JECELBA KHAATUMO KHAYRLEH NOOGU KHATIM ADUUNYADANA XUMAHA NAGA XIJAAB DHANKA WANAAGSANA WAX NAGA TUS ,CARUUR IYO CIROOLEBA WADAAD IYO WARANLE, MID AQOONMAADIYA IYO MID DIINIYABA LEH………. MIDKALENA NAGA XIJAAB …..YAARABI KHAATUMO KHYR LEH TAYADAAN QAADI KARILAANAHEEEE
ALLAH AYAA MAHAD ISKALEH “BY HUSEIN MOHAMOUD HERSI” (SAMATALIS)
MATAAN_442@HOTMAIL.COM                                                                                                

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories