Trump: Muslimiinta US Ayey Necebyihiin
Us(Slpost)-Musharraxa ugu cadcad ee magacaabista xisbiga Jamhuuriga, Donald Trump, waxa uu difaacay hadaladiisa ka dhanka ah Muslimiinta. Balse waxa uu dhalleeceyn adag kala kulmay musharrixiinta...
Daawo:-4500 Oo Qoysaska Ay Abaarahu Saameeyeen Awdal Oo Raashin Loo Qaybiyay
Boorama(Slpost)-Badhasaabka gobalka Awdal Ramaax ayaa maanta ka qaybqaatay 4500 oo qoysaska ay abaaru saameeyeen ah kuwaas oo raashin ay quutaan mudo la gaadhsiiyay https://youtu.be/osnhCIi12XA
Sheekh Aadan-siiro oo Ka Hadlay Tilmaamaha Hoggaamiyaha Somaliland u Bahantahay
Hargeysa(Slpost)-Sheekh Aadan Siiro ayaa si qiiro leh uga hadlay hogaamiyaha wanaagsan ee umadda muslimiintu ay doonayso inuu hogaamiyo. https://youtu.be/0SiZpUjLGSU
Daawo:-Wasaarada Deegaanka Oo Lix Qodob Oo Xal Ah Ka Soo Saartay Warshadaha Hargaha Ee Dacarbudhuq
Hargeysa(Slpost)-Warshadaha Dacarbudhuq oo dadka deegaanku ay ka cawdeen ayaa wasaarada deegaanku ay ka so saartay qodobo wax agaga qabanaayo dhibaatada deegaanka iyo dadkaba ay...
Daawo:-Tuugtii Ugu Khatarsanaa ee Dhaca Suuqa Kaydka Dahabka Ingiriiska Oo La Xukumay
UK(SLpost)-Kooxdan tuugta ah ayaa hore la sheegay inay u dhaceen suuqa kaydka dahabka ee dalka Ingiriiska, waxaana tuugadan lagu qiimeeyay tuuganimadii ugu cuslayd mudo...
Dhulgariirkii Ku Dhuftay Japan Shan Sano ka Hor Oo Dalkaas Si Weyn Looga Xusay
Japan(SLpost)-Dad badan oo kakala socday dhamaan gobolada dalka Japan ayaa madaxooda hoos u dhigay si ay u xusaan 18 kun oo dhibanayaal ah oo...
“Ninka Xoolaha Ummadda Imika Haysta Haysku Dooran – Waa Waraabe Aad Ku Tidhi Adhiga Ii Raac NIMAAN KUU TUDHEYN YAANU KUU TALIN.” Musharax Jamaal
Weligay Maan Arag Nin Madaxtinimo U Tartamaya Oo Xoolahii Ummadda Xoog Ku Haysta Dhul, Beero, Iyo Guriyo ah Hanti Ummaddeed oo haddana Ku leh...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

