Daawo Ilma Yar Oo Dabaq Dheer Ka Soo Dhacay iyo Sida Loo Badbaadiyay
China(SLpost)-Ilmahan yar ayaa ka soo dhacaaya dabaq dheer waxaana markiiba arkay dad tiro badan oo boolisna ku jiro marka uu sidaas u soo dhacay...
Daawo:-Shirkada Baabuurta Ford oo Soo Saartay Gaadhi Boolis Aanay Rasaastu Karayn iyo Tijaabada Lagu Sameeyay
Hargyesa(Slpost)-Shirkada baabuurta ee Ford ayaa soo saartay gaadhi booliska loogu talo galay oo aanay karayn xabadu, waxaana gaadhigaas ooda lagaga qaaday rasaas markii tijaabada...
Daawooyin loo helay kansarka naasaha
UK(Slpost)-Dhaqaatiirta Britain ayaa sheegay inay tijaabiyeen, laba daawo oo yarayn kara ama baabi'in kara kansarada qaar ee ku dhaca naasaha kow iyo toban maalmood. Daawooyinka...
Ruushka, Masar iyo Senegal Oo Ka Horyimi In Dalalkooda Loo Diro Danbad Ilaaliyayaasha Sameeya Tacadiyada Galmo
Us(Slpost)-Ruushka, Masar iyo Senegal ayaa waxa ay si xooggan uga soo horjeesteen qorshe guryahooda loogu dirayo guutooyinka nabad ilaaliyayaasha Qaramada Midoobay, haddii ay wajahaan...
Daaw”Shanta Sanoba wakhtigii Riyaale Iyo Siilaanyo aan la tartamaayay wiririgtaan haynjiray iyana meelbay iifadhiyi jireen… markaas ciyaari waa galindanbe” Faysal Cali
Berbera(Slpost)-Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay sida tartanadii doorashada ee hore looga guulaysan jiray, waxaanu hadalo duur xul ah ku karbaashay Cirro iyo...
Raysalwasaaraha Itoobiya Oo Raaligalin Ka Bixiyay Arin Dhawaan Dhacay
Itoobiya(Slpost)-Ra'iisal wasaaraha Itoobiya, Hailemariam Desalegn, ayaa raali galiyay iska hor imaad dhexmaray ciidamada ammaanka iyo dadka Oromada, laakiin wuxuu ku eedeeyay danbiga kooxo ka...
Daawo:-Cirro Oo Si Quruxbadan Ugu Hadlay Toogashadii Faysal Ugu Hanjabay
Berbera(Slpost)-Guddoomiye Cirro ayaa ka hadlay hanjabaadii Faysal Cali Waraabe ee toogashada ahay waxaanu tas ku tilmaamay goolaaftan siyaasadeed, wakhti ay ka wada qaybgaleen maanta...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

