HomeDhulgariirkii Ku Dhuftay Japan Shan Sano ka Hor Oo Dalkaas Si Weyn...

Dhulgariirkii Ku Dhuftay Japan Shan Sano ka Hor Oo Dalkaas Si Weyn Looga Xusay

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Japan(SLpost)-Dad badan oo kakala socday dhamaan gobolada dalka Japan ayaa madaxooda hoos u dhigay si ay u xusaan 18 kun oo dhibanayaal ah oo ku waxyeeloobay dhulgariir dalkaasi ka dhacay shan sano ka hor.

Dhulgariirkaasi Tsunami waxa uu musiibo daran ka dhaliyay waqooyiga bari ee dalkaasi Japan.

 

japanBoqorta hogaamin dhaqameedka ee Akihito iyo Ra’iisul wasaaraha dalkaasi, Shinzo Abe, ayaa waxa ay hogaaminayeen maamuus xus ah oo lagu qabtay magaalada Tokyo.

Waxayna xuska lagu aadiyay daqiiqadii uu bilowday Dhulgariirka iyo bartii uu ka dhacay.Gambaleelo ayaa la garaacay, tareenada korontada ku shaqeeyana waala hakiyay si loo xushmeeyo xuska lagu xasuusanayo dhibanayaashii dhulgariirka.

Dhulgariirkaasi wuxuu sidoo kale ku dhuftay warshadda nukliyerka ee Fukushima.Waxaan burburay seddax qeyb oo lagu keydinaayay Shicaac (radiator).Shucaacaasi waxa uu ku faafay deegaano badan, waxaana ku sumoobay biyaha, cunnada iyo hawada.

BBC

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories