Nabad ilaaliyayaasha QM ee Mali oo islaayay
Qaramada Midoobay ayaa sheegaysa in laba ka mid ah nabad ilaaliyayaasheeda ku sugan saldhig ku yaal waqooyiga Mali uu toogtay askari u dhashay dalka...
“Lacagta Shilin Somaliland Kuma Qaadanno.”!!! Qalinka Mawliid Cali-dhure
Saacaddu waa afartii iyo laba iyo konton mirir(04:52AM), waa xilli waxyar ka horraysa EEDAANKA salaadda subax ee xilliga Hargeysa. Waxaa igu soo dhacay telefoonka...
Daawo:-Wasiirka Qorshaynta Cali Shoonbe Oo Baligubadle Kula Hadlaaya Beeshiisa
Baligubadle(Slpost)-Wasiirka qorshaynta Cali Shoonbe ayaa beesha uu ka soo jeedo kula hadlay magaalada Baligubadle oo ay diiwaangalintii ka bilaabmatay, waxa suu wasiirku beeshiisa ku...
Erdogan: Waan ka aarsan doonaa argagaxisada
Turkiga(SLpost)-Madaxweynaha dalka Turkiga Erdogan ayaa sheegay in dalkiisa uu dagaal ba'an lagali doono argagaxisada kadib markii gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu 34...
Madaxda Shirkada SOMA OIL Oo Lala Xidhiidhinayo Al-Shabaab
Guddiga Qaramada Midoobay ee Kormeerka Cunaqabateynta Saaran dalalka Soomaaliya iyo Eritereya ayaa dalalka UK iyo NORWAY ka codsaday inay xog ka siiyaan xidhiidhka isgaadhsiinta...
Daawo:-Wasaarada Arimaha Gudaha Oo Ajaanibka Dalka Ugu Baaqay Inay Dhakhso Isku Diiwaangaliyaan
Hargeysa(Slpost)-Wasaarada arimaha gudaha oo ay la jiraan masuuliyiinta laanta socdaalka ayaa ku dhawaaqay in ajaanibka dalka joogaa ay is diiwaangaliyaan si ay dalka ku...
Daawo:-Guddomiyayaasha Maxkamadaha Rafcaanka Dalka iyo Madaxweyne Siilaanyo oo Kulmay
Hargyesa(Slpost)-Madaxweyne Siilaanyo ayaa maanta kulan la qaatay maxkamadaha rafcaanka dalka oo maalmahan ku sugnaa dalka, waxaana ay ka wada hadleen dardargalinta arimaha cadaalada. https://youtu.be/gZTl5-I7sKw
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

