Daawo Xildhibaanadii Gudida Dabagalka Oo Ku Waabariistay Indha Indhaynta Wasaarada Caafimaadka Oo Xaglatoosiyana Buuhoodle Kaga Caariday
Hargeysa(Slpost)-Xildhibaanada gudida dabagalka ee golaha wakiilada ayaa maanta ku waabariistay wasaarada caafimaadka iyo cisbitalaka guud oo uu ka maqan yahay wasiir Xaglatoosiye. https://youtu.be/hAQ_UOf7ohk
Daawo:-Ergayga Cusub Ee Somaliya Dhawaan Loo Soo Magacaabay Ee Qaramada Midoobay Oo Somaliland Soo Gaadhay iyo Kulanka Uu Madaxweynaha La Qaatay
Hargeysa(Slpost)-Ergayga qaramada midoobay ay u soo magacawday Somaliya ayaa soo gaadhay Somaliland markii ugu horaysay, waxaanu kulan la qaatay madaxweyne Siilaanyo iyo xukuumadiisa https://youtu.be/qNVggIsejZk
DHIBAATOOYINKA HOR TAAGAN DHALINYARADA SOMALILAND
Somaliland Dhalinyarada ay Da’doodu ka yar tahay 30 jirka waxaa lagu qiyaasaa Boqolkiiba 65% , ardeyda Iskuulada Somaliland dhigta guud ahaan sida Dugsiyada Hoose,...
FAA’IIDOOYINKS LIIN DHANAANTA IYO CUDURRADA AY DAAWAYSO,W/Q CABDI CAWIYE
Dhowaan buug uu u qoray in dhaqtar ah oo ugu magac daray ” The miracles of Lemon” oo macnaheedu yahay Mucjisooyinka Liima dhanaanka ayaa...
GARASHADA DAACADNIMADA, CAQLIGOO SHAQEEYA IYO FIKIRKA TOLMOON WAXAY HORSEEDAAN HORUMAR BULSHEED
Alle (SWT) waxa uu ku abuuray arladan korkeeda Bina’aadam uu kaga soocay noolaha (Makhluuqaadka) kale caqli iyo fikirka, waxaannu u fududeeyey khayraad kala duwan...
Daawo:-Baligubadle Oo Si Yaabbadan Cirro iyo Waftigiisii Looga Soo Dhaweeyay
Baligubadle(Slpost)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Cirro ayaa si aad u diiran loogu soo dhaweeyay Baligubadle, waxaana dadku ay halkaas ka lahaayeen waa...
Xog Caafimaad Oo Lama Filaan Noqotay: Cunista Milixda Badan Waxaa Laga Qaadaa Cudurka Macaanka
Paris (Slpost)- Koox cilmibaadhayaal ah oo u dhashay dalka Faransiiska ayaa cilmibaadhis ay sameeyeen ku ogaaday natiijo dadka badankooda kaga yaabisay oo sheegay in...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

