ROOB-DOONTII LAGU HUNGOOBAY
Quraanka Kariimka ah waxa uu inbadan inooga waramay Umado hore , oo Alle u soo diray Anbiyo ; wacdiya , waanaiya , kana reeba...
JACAYLKII HORE MISE JACAYLKA IMIKA!
Ma ila aragteen dad badan oo aaminsan sidan: “Jacaylka dhabta ahi waxa uu qofka soo maraa mar kaliya. Haddii uu u fiicnaado waxa uu...
GUURRIHII HABEENNIMO W/Q: MOHAMED HASSAN DAACAD
Hore ayaa loo yidhi; “ Nin aan dhul marinni,dhaayo la’ ”. 12-kii Bishan aynu ku jirno ee March,ayaa waxa aan safar habeennimmo ah kaga...
Kuuriyada Waqooyi oo Cuna-qabateyn Cusub la Saaray
Us(SLpost)-Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama, ayaa saxiixay awaamiir cuna qabateyn cusub ku soo rogeysa Kuuriyada Waqooyi, taas oo jawaab u ah tijaabadoodii dhaweyd ee Nukliyerka...
Ma Isla Jaan-Qaadi Karaan Waddani Iyo Isbahaysiga
Siyaasada iyo ciyaaruhu meelo badan bay iskaga eg yihiin, oo labaduba waa dagaalo casriyeysa, laakiin dhiig aanu ku daadan. Hogaamihiyihii dalka Shiinaha Mao Zedong...
Daawo:- 640 Qoys Oo Haayadi Ay u Qaybisay Gargaar Degdeg Ah Oo Raashin U Badan
Hargyesa(Slpost)-Wali waxa socta qayladhaanta iyo sida oo kale jawaabaha laga bixinaayo abaaraha dabada dheeraaday ee ku dhuftay gobalada galbeedka dalka, waxaana ay ahayd maanta...
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo Hargeysa ku Daah-furey Mashaariic ku kacaya $ 4.5 Milyan oo Wasaaradda Beeraha iyo Hay’adda FAO wada fulinayaan
Hargeysa (Slpost) – Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, ahna ku simaha Madaxweynaha Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa Maanta Magaalada Hargeysa ku Daah-furey laba Mashruuc oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

