HomeMadaxweynaha Maraykanka Obama Oo Tagay Cuba Oo 55 Sano Madaxweyne Maraykan Ah...

Madaxweynaha Maraykanka Obama Oo Tagay Cuba Oo 55 Sano Madaxweyne Maraykan Ah Aanu Booqan

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa booqasho taariikhi ah waxay uga bilaabatay magaalada Havana ee dalka Cuba.

Cuba(Slpost)-Obama ayaa noqonaya madaxweynihii ugu horreyey ee isagoo xil haya booqda dalka Cuba muddo ku dhow 90 sannadood.

obama3

Labada dal ayaa isku dayaya inay dib u soo nooleeyaan xidhiidhkoodii go’ay muddo 55 sano laga joogo. Obama ayaa la kulmaya madaxweynaha Cuba iyo qaarka mid ah dadka mucaaradka ku ah dowladda Cuba.

Aqalka Cad ayaa sheegay in booqashadan ay ka turjumayso xidhiidh cusub oo dhexmara labada waddan ee dagaalka qaboobaa uu ka dhaxeeyay.

Madaxweyne Obama ayaa waxaa safarkiisa ku wehelinaya wafdi isugu jira sharci-dajiyayaal ka tirsan labada xisbi, madaxda shirkadaha iyo qaar ka tirsan dadka Cuban-American ah ee ugu caansan.

Obama wuxuu markii uu gaaray magaalada Havana ka sheegay hotel magaalada ku yaalla in safaaradda Maraykanka ee dib loo furay Havana ay ka dhigan tahay inay Maraykanku uu awood u yeelan doono horumarinta qiimaha, danaha Maraykanka iyo inay fahmka walaaca dadka reer Cuba. “Tani waa booqasho taariikhi ah iyo fursad taariikhi ah”

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories