Daawo”Xisbiga Ucid Wax Faragalin Ah Kuma Lihin” Xisbiga Kulmiye oo Ka Hadlay Faragalinta Ucid Ku Eedaysay
Hargeysa(Slpost)-Xoghayaha Xisbiga Kulmiye Xasan Siciid ayaa ka hadlay faragalinta uu xisbiga Ucid ku eedeeyay inuu ku burburinaayo xibigoodaas, waxaanu sida oo kale ka hadlay...
ABAARBA INNA HAYSEE AQOON YAA INA SIIYA ?
Xiliga Abaarta Casharo kama barano ,Xiliga Roobka iyo Raxmadana Kayd iyo Biyo ma dhigano, Aqoon yahan keenuna waa Aqoon laawe. Qoraalkan waxa aan doonayaa in...
BINI, AADAM OGOW BARYO WAATA ILAAH.
BINI AADAM KULA MID AH OOD GACMAHA HOOS DHIGATAA WAA SHIRKII AAD ILAAHAY KU SHIRKIDAY,WAX AAN HALAAG AHAYNINA KAAMA SUGMAAYO. Hadaad garan weydaan meesha laydinka raacay...
Shir Qarsoodi Ah Oo 1977 Lagaga Hadlay Somaliya Yuusu Garaad, warbixin xaasaasi ah
Goobtu waa Barliin-Bari. Waa maalin Axad. Abriil waa 3 1977. Waa Aqalka Golaha Dhexe. Shir socday shan saacadood oo dhowdhow ayaa dhex maray Hoggaamiyaha...
Guddoomiyaha Guurtida Oo Soo Bandhigay Laba Dawladood Oo Uu Sheegay Inay Yihiin Kuwa Ugu Fog Qaddiyadda Madaxbanaanida Somaliland
Hargeysa(Slpost)-Guddoomiyaha golaha guurtida Md. Saleban Maxamuud Aadan, ayaa dawladaha Ingiriiska iyo Maraykanka ku tilmaamay labada dawladood ee ugu dhego adag qaddiyada madaxbanaanida Somaliland, isagoo...
Daawo:-Sheekh Aadan Siiro Oo 15 Booyadood Oo Biyo Ah Gaadhsiiyay Deegaano Ka Tirsan Gobalka Maroodijeex Oo Haraad Ku Hayay Dadka Abaaraysan
Hargyesa(Slpost)-Sheekh Aadan maxamuud Xiiray Siiro ayaa maanta gaadhsiiyay booyadado biyo ah dadka abaaruhu ay naafeeyeen ee gobalka Maroodijeex tuulooyin hoos himaada, waxaanu faahfaahiyay lacagta...
Xasan Xanafi oo Ku Guuldaraystay Inuu Dilkii Lagu Xukumay Ka Qaato Racfaan
Muqdisho(Slpost)-Maxkamadda sare ee ciidamada ee Soomaaliya ayaa tuurtay racfaan uu horkeenay Xasan Xanafi Xaaji oo horay loogu xukumay xukun dil ah. Xasan Xanafi Xaaji waxaa...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

