Daawo:-YURUB GEENYO 2016 HEES CUSUB (DEGDEG IIGU KAALAY)
Halkan ka daawo heesta ay ku luuqaynayso fanaanada Yurub Geenyo ee Degdeg iigu kaalay iyo xulka caawa ee shabaada Somalilandpost https://youtu.be/17V3e2yXUBU
Daawo:- Xabaal Qiiq iyo Gubasho Lagu Arkay Magaalada Hargyesa iyo Shacbiga Oo Ka Argagaxay
Hargyesa(Slpost)-Waxa lagu arkay magaalada Hargysa xabaal ku dhex taala xabaalo kale isla markaasna qiiq iyo olol bixisa xiliyada qaarkood arinta ayaa ku noqotay dadkii...
Daawo:-Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Bilaabay Quudinta iyo Biyo Siinta Dadka Abaaruhu Ay Nolashooda Burburiyeen
Awdal(Slpost)-Wasiirka arimaha gudaha Cali Maxamed Warancade ayaa bilaabay gargaarka degdega ah ee la'la gaadhayay ddka abaaruhu ay naafeyen, waxaanu dadkaas gaadhsiiyay cunto bisil iyo...
Daawo:-Wasiirka Deegaaka Oo Baabiisay Seerayaal Sharcidaro ah oo Laga Sameeyay Deegaanka Tuulada Xaaxi
Xaaxi(Slpost)-Deegaanka Xaaxi ayay wasiirka deegaanka shukri xaaji Bandare ka burburisay seerayaal cusub oo laga bineeyay dhulkii daaaqa ahaa, waxaanay daboolka ka qaaday inay awooda...
Ku Dhawaad 3000 Oo Qof Ayaa Paris Lagu Baray Gargaarka Degdega Ah Kadib Weerardii Cabsida Ku Beeray Faransiiska
Ku dhawaad 3000 oo qof ayaa ka qayb gashay tababarro gargaarka deg-degga oo lacag la'aan ah oo ka dhacay magaalada Paris. Ujeedadu waxa ay ahayd...
Daawo:-Gudida Ictiraaf Raadinta Somaliland Oo Kulankoodii Koowaad La Qaatay Warbaahinta Dalka Lana Falanqeeyay Doorka Ay Ictiraaf Raadinta Dalka Ka Ciyaari Karaan
Hargeysa(Slpost)-Gudida ictiraaf raadinta Somaliland ayaa kulankoodii koowaad la qaatay warbaahinta dalka waxaana kulankaas lagaga wada hadlay kaalinta warbaahintu ay ka ciyaari karto raadinta ictiraafka...
Daawo:-Khilaafka Xisbiga Ucid Oo Cirka Isku Shareeray Iyo Jamaal Cali Xuseen oo Sheegay Inay Maxkamada Isla Galayaan Faysal Cali Waraabe
Hargeysa(Slpost)-Khilaafkii huursanaa ee xisbiga Ucid Ayaa dibada haatan u soo baxay waxaana warbaahinta isku weeraray gudoomiye Faysal iyo musharax Jamaal oo xisbigas hogaamiya, haatan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

