Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Xiisaha Kaftanka Diblumaasiyada: Shandadii Kerry, Su’aashii Putin Iyo Isu Duur Xulkii Da’da Ee Labada Wasiir 

Moscow (SLPost)- Booqashadii uu dhowaan wasiirka arrimaha dibadda ee Maraykanka John Kerry ku tegey magaalada Moscow ee xarunta Ruushka waxaa wehelinayey hadallo isugu jira...

Donald Trump oo ka hadlay siyaadiiisa dibada

Musharaxa xisbiga Jamhuuriga ugu horeeyo ayaa fikradisii ugu balaarnayd ka bixiyay siyaasada arrimaha dibbeda Trump waxuu cadeeyay habka ugu horeeya ee Maraykanka uu u wajihi...

Faysal Cali Waraabe Oo Raaligalin Ka Bixiyay Eedayntii Muuse Biixi iyo Ina Awsiciid Uu Jamaal Cali Xuseen U Soo Jeesiyay

Hargeysa(Slpost)-Guddoomiye Faysal CalI Waraabe ayaa raali galin ka bixiyay dhaliilo uu musharaxa Jamaal Cali Xuseen u Jeediyay Muuse Biixi iyo ganacsade Ina Awsiciid, waxa...

Daawo:-Culimada Jabuuti Oo Su’aalo Toos Ah Waydiisay Madaxweynaha Jabuuti Ismaacil Cumar Geele

Jabuuti(SLpost)-Madaxweynaha Jabuuti Ismaacil Cumar Geele ayaa kualn su'aalo lagu waydiiyay la qaatay culimada jabuuti waxaana wax badan laga waydiiyay arimaha culimada iyo Jabuuti. https://youtu.be/4LebgHuLCcw

Daawo:-Shir Lagu Dajinayo Siyaasada Waxbarashada Somaliland Oo Hargaysa Ka Furmay

Hargyesa(Slpost)-Shir balaadhan oo lagu dajinaayo siyaasada waxbarashada Somaliland aya alagu qabtay hargeysa, shirkaas oo uu furay madaxweyne kuxigeenka dalka. https://youtu.be/vx8mXt0XRfE

Dawladda Turkiga Oo Go’aansatay Inay Dib U Bilowdo Wada Hadaladii Somaliland Iyo Somaliya

Hargeysa(Slpost)-Dawladda Turkiga ayaa go’aansatay inay dib u bilowdo wada hadaladii Somaliland iyo Somaliya oo muddo istaagay. Sida ay Geeska Afrika u sheegeen ilo xogogaali, dawladda...

DAAWO-WASIIR WARANCADE OO KU DHAWAQAY INAY BILABEEN GURMAR QUUDIN

Hargeysa(Slpost)-Wasiirka arimaha gudaha CalI Maxamed Warancade ayaa daboolka ka qaaday inay samaynayaan cunto iyo biyo qaybin, waxaanu sheegay inay wakhtigan u baxayaan gobalada galbeedka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img