Shir Deg Deg Oo Ah Oo Madaxtooyada Ay Ku yeesheen Matalayaasha Doorashooyinka Oo lagu Go’aamiyay In Diiwaangalintii Dib Loo Dhigo iyo Waddani oo Qaadacay
Hargyesa(Slpost)-Sadexda xisbi qaran komishanka doorashooyinka iyo qaar ka mid ah golayaasha qaranka ayaa kulan deg deg ah oo ay ku yeesheen madaxtooyada ku go'aamiyay...
FAYSALOW SHARCIGA IYO SHUURDI AABAHA KA WAYN
Tan iyo markii la aasaasay hanaanka asxaabta siyaasadeed ee Somaliland bilowgii 2001, Xisbiga UCID waxa uu ka mid noqday sadaxda xisbi qaran ee u...
Duruusta Ku Duugan Siyaasadda Haweenayda La’ Loodin Waayey Ee Hoggaamisa Dalka Ugu Dhaqaalaha Badan Yurub
Berlin (Geeska)- Kow iyo Toban sano ka hor ayaa ay Angela Merkel ku guulaysatay doorashooyinkii dalka Jarmalka oo ka dhigay gabadhii ugu horreysay ee...
DAWADDA KHILAAFKA XISBIGA UCID
Sida laga wada war qabo khilaafka xisbiga ucid Shantii sanadood ee u danbeeyayba wuu so noqnoqonaayay kaas oo ay isku qabsadeen markii kobaad Faysal...
EELKII WEYNAA W
Waxay ahayd magac bixin igu cusub oo aanan hore u maqal , Waxaan saxibkay ku celiyey maxaad tidhi saxib ? Wuxuu igu jawaabay isagoo...
Daawo:-Biyo Dhaamin Wasaarada Biyahu Ka Samaysay Deegaanada Caynaba iyo Tuulooyinka Hoos Yimaada
Caynaba(Slpost)-Wasaarada biyaha ee Somaliland ayaa ka bilowday deegaanada Caynabo biyo dhaamin dadka reer guuraaga ah lagu gaahsiinayo biyaha oo haatan deegaanadaas ah waxa ugu...
Daawo:-Somaliya Oo Ku Dhawaaqday Inay Taakulayn Ka Gaysanayso Abaaraha Somaliland Ku Dhuftay
Muqdisho(Slpost)-Dawlada Somaliya ayaa ku dhawaaqday iay wakhtigan ka qaybqaadanayso abaaraha naafeeyay Somaliland ayna ka qayb qaadanayaan biya dhaaminta iyo gargaarka degdega ah. https://youtu.be/_q0bbzahpio
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

