Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

RAXMADAADA ALAHAYOOW NAGU QABOOJI.

HANBALYO,HANBALYO, HAKINTA DIIWAAN GELINTA  SINABA SUURTO GAL UMA AHA SHACABKAAGII OO HARAAD IYO GAASHO U DHIMANAYA INAAN  BACAD TUBTO OO DIBDAABYO KALE U GEYSATAA. haddii...

BANKA GEERIYAAD: SAXARIIRKA ABAARTA + SURBACAADKA KULAYLKA IYO SAHAYDA SIIGADA.WARBIXIN: SALEEBAN KALSHAALE

Xukuumadda oo Taakulo Jal ah gaadhsiisay Boqolaal qoys oo ku tabaalaysan Saxara la moodka Banka Geriyaad Wefti ka socda Xukuumadda Somaliland ayaa maalintii labaad howl-gal...

Muranka Sharci Ee Faysal & Jamaal Garyaqaan Ayaanle M Cige

Muranka Sharci Ee U Dhaxeeya Jamaal Cali Xuseen iyo Eng Faysal Cali Waraabe waa mid si dhib yar loo xalin karo waayo Qodobka lagu...

Daawo”Iska hadlow ina Higare” Daawo Barnaamijka Halkudhigyada Soomaalida

Uk(SLpost)- Barnaamijka halku dhigyada iyo maaha maaha Soomaalida ee uu soo saaro Maxamed Baahe Xaaji Xasan ayaanu halkan idiinku soo gubdinaynaa. https://youtu.be/z28vC8pnAD8

FBI oo dacweynaysa shirikada Apple

Sirdoonka Maraykanka ee FBI ayaa dacweynaya shirikada Apple ee dalka Maraykanka oo diiday inay la shaqayso sirdoonka FBI FBI waxay ku andacoonaysaa inay shirikadan diiday...

Wasiirka Ganacsiga Oo Ka Hadlay Guddi Farsamo Oo Itoobiya Kala Xaajoon Doona Arrimaha Ganacsiga Oo Safar Shaqo UTagay Addis Ababa

Hargeysa (SLpoat) Wasiirka wasaaradda Ganacsiga iyo maalgashiga Mudane, Xuseen Aadan Cige (Xuseen Deyr) ayaa madaarka caasimadda Hargeysa ku sagootiyey wefti Itoobiyan ah oomaalmihii ugu...

Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Cirro Oo Warsaxaafadeed Uu Soo Saaray ku Qaadacay in Dib Loo Dhigo Diiwaangalinta

Hargeysa(Slpost)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa shaaciyay mawqifka xisbigaasi ee dib u dhigida diiwaangalintu ay tahay mid cad isla markaasna aanay ogalayn in...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img