Taageerayaasha UCID ee GUULSAMEEYAYAASHA ahaa, Maxaa u Bannaan!
. Xisbiga UCID halka xaalkiisu marayo, laba dhinac ayaan ka eegey. Waa mar ee “Xarafkii Alif Lagu Sixi Waayey, Waakaa AlBaqra Kaga Daba Yimi”. Hoggaanka...
HARGEYSA: Xog-warranka Suxufi dhowr maalmood u afduubnaa Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Jidh-dil loo geystay (VIDEO)
Hargeysa (SLpost)- Weriye Cabdifataax Ismaaciil Caarshe oo muddo dhowr maalmood ah guriga magaalada Hargeysa ku yaalla ugu af-duubnaa Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland, ayaa ka...
Allayahoow Maxay Noqon Ninkii Awrkii Lacag Siistay ? (NINKII UCID…)
Xisbiga UCID isagaa is saxi doona ee furdaamintiisu yaanay noqon mid qabyaalad laga dhex raadiyo. Somaliland hadaynu nahay waxa iskaga keen qaldamay xusbinimadii iyo...
Diyaaradii Laga Afduubay Masar Oo Arinteedu Ku Danbaysay Nin Xaaskiisa Oo Uu Jecelyahay Ku Booqanayay Qubrus Oo Diyaarada Lagu Dajiyay
MasarNinkii afduubtay diyaaradii Masar dhexdeeda u kala safraysay ayaa isdhiibay oo la xiray. Diyaaradaasi oo ay leedahay shirkadda diyaaradaha ee EgyptAir, ayaa lagu qasbay in...
Daawo:-Wajigii Labaad Ee Gargaarka Abaaraha oo Maamulka Gobalka iyo Dagmada Gabiilay Ay Bilaabeen
Gabilay(Slpost)-Maamulka Degmada iyo gobalka ee Gabiilay ayaa haatan bilaabay wajigii labaad ee dax tarka dadka abaaruhu ay wakhtigan saameeyeen ee gobalkaas https://youtu.be/lrPurzLl4Io
Daawo:-Qaylo Dhaan Maanso Jidhidhico Kugu Beeraysa Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax
Hargyesa(SLpost)-Abwaan Laabsalaax ayaa tiriyay maanso Qayldhaan la magacbaxday oo uu kaga hadlaayo abaaraha dalka ku dhuftay iyo sida loogu baahan yahay alle bari wakhtigan. https://youtu.be/e_haPZ-SbXk
Daawo:-Ismaacil Cumar Geele Oo ollolaha Doorashada Ku Qaabilay Furfurnaan iyo Ururada Shaqaalaha Oo Su’aalo Waydiiyay
Jabuuti(Slpost)-Madaxweynaha Jabuuti Ayaa su'aalo ay waydiiyeenururada shaqaalaa ee dalkaas, waxaana haatan intii olloluhu bilawday laga dareemaya amadaxweynaha dalkaasi inuu u furfurmay qaybaha kala duwan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

