Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Daawo:-Hargaysa Mamnuucii Isticmaalka Bacaha Oo Wali Aan Loo Hogaansamin

Hargyesa(Slpost)-Halkan ka daawo barnaamij laga diyaariyay bacahii uu madaxweyne Axmed Maxamed Siilanayo hore u mabnuucay oo haatan u muuqda inay wali dalka ka sii...

Daawo:-Komishanka Doorashooyinka Oo Joojiyay Diiwaangalintii Codbixiyayaasha Sheegayna Intii Badnaydna Sheegay inay Dhameeyeen

Hargeysa(Slpost)-Komishanka doorashooynku waxay sheegeen inay hakiyeen diiwaangalintii codbixiyayaasha oo la halkinaayo mudo bil ah, iyada oo ay jiraan abaaro ka sii daraya oo dalka...

Gudida Abaaraha Gobalada iyo Heerqaran oo La Midaynaayo

Hargeysa(SLpost):-kulan lagaga hadlayey midaynta taakulaynta gargaarka la gaadhsiinayo dadka ay abaaruhu saameeyeen ayaa lagu qabtay xarunta madaxtooyada somaliland. Kulanka ayaa markii uu dhamaaday waxa warbaahinta...

Doorka Ay Tiknoolajiyada Casriga Ahi Ku Leedahay Qishka Imtixaanaadka Heer Qaran Ee Somaliland

Ardayda Somaliland ee inta badan qisha imtixaanaadka heer qaran ee laga qaado ayaa imika dhisa habab cusub oo ay ku qishaan imtixaanka si ay...

MARKA MADAXWEYNUHU SALAADA ROOBDOONTA HOGAAMIYO ROOB BAA DI’I JIREY,MAXAA JIRA IMINKA?

Shaqaaqadii dhex martay ciidamada badda ee Somaliland iyo Jabuuti waxay kusoo dhamaatay gorgortan wanaagsan iyo guul.Qaabkii qaranimo ee madaxdu xilka isaga saartay waxay ahayd...

Dawlada Liibiya Oo Caasimada Tagtay iyo Maleeshiyaadka Maamula Ugu Baaqay Inay Baxaan Ama Isasoo Dhiiban

Liibiya(Slpost)-Xubno ka tirsan dowladda cusub ee Libya ee ay taageerayso Qaramada Midoobay oo uu hogaaminayo Ra'iisal wasaare Fayez Sarraj, ayaa yimid magaalo madaxda Libya...

Baadiri Nebi Sheegtay Oo Baastoolad Ciyaal Ku Qarxiyey Kongareeska Maraykanka

Washington (Geeska)- Gelinkii hore ee Isniintii toddobaadkan ayaa mar keliya lagu war helay dhawaq rasaas ka baxaya gudaha xerada uu ku jiro golaha odayaasha...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img