Daawo:-Madaxweynaha Somaliya Oo Ka Hadlay Sarkaal Ka Tirsan Al-shabaab iyo Ciidankiisii Oo Ay Sheegeen Inay Laayeen
Muqdisho(SLpost)-Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Ayaa sheegay inay dileen ciidamadiisu hogaamiye ka tirsan Al-shabaab iyo waliba ciidankii uu watay kadib markii dagaal ka dhacay shabeelada...
Daawo:-Afhayeenka Ucid Oo Difaacay Jamaal iyo Cali Guray Faysalna Ku Tilmaamay Guul Aas
Hargeysa(Slpost)-Wali waxa sii xoogaysanaaya muranka iyo is qabsiga xisbiga UCID waxaana haatan dhaliilo u soo jeediyay gudoomiyaha xisbigaas Faysal Cali Waraabe Afhayeenka xisbigaas https://youtu.be/lF8FqJIMJfk
ALOOYIN MUHIIM U AH HORUMARINTA NAFTA
Saynisyahankii weynaa ee reer Jarmal Albert Einstein oo sida la og yahay bud dhigay qaybo badan oo ka mid ah cilmiga Fiisigiska iyo cilmiga...
HUMAAG HADHEEYEY SIYAASINTA SOOMALILAND
Humaag hadheeyey siyaasinta Soomaliland si yaasi kasta marka uu xukun qabto ee Xilka laga qaado ayuu wuxuu noqdaa mid Ka siqiira awooda siyaasadii uu...
Daawo Ayaabka Maalinta Barkimada Aduunka Oo Shaaracyada Laysku Garaacay Barkimooyin
Hargeysa(Slpost)- Waxa shaaracyada dalka Taywaan laysku garaacay barkimooyin iyada oo lagu xusaayo maalinta barkimooyinka, waxaana muuqaalkan ka soo muuqday dadka dalkaas oo barkimo iskala...
Real Madrid Ayaa Afka Dhulka U Dartay Kooxda Xifiltanku Ka Dhaxeeyo Ee Barcelona
Hargeysa(SLpost)-39 Cayaarood oo aan laga badinin kooxda Barcelona ayaa soo afjarmay. 2-1 ayaa waxaa gurigooda uga badiyey kooxda uu xafiiltanku kala dhaxeeyo ee Real Madrid,...
Daawo:-Roobab Ka Da’ay Deegaanada Gobalka Saaxil Ee Mandheera Iyo Sheekh
Saaxil(Slpost)-Abaaro xoogan ayaa wali ka sii soda Somaliland waxaana haatan lagu soo warmayaa in reebab ay ka da'een gobalka Saaxil gaar ahaam magaalooyinka Sheekh...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

