Calawiyiinta Suuriya Oo Ka Horyimi Gaboodfalyada Asad Sheegayna In Aan Calawiyiinta Loo Tirin Karin Waxa Uu Gaysto
Suuriya(Slpost)-Talaabo aan hore looga baran, ayaa qaar ka mid ah hogaamiyeyaasha firqada calawiyiinta ee Suuriya ee uu ka tirsan yahay madaxweyne Bashar Al Asad...
Daawo:-Isticmaalka Dekeda Berbera Ee Itoobiya Oo uu Sheegay Maareeye Xoor Xoor In La Dhaqangalinaayo
Hargeysa(Slpost)-Wafti balaadhan oo ka tirsan xukuumada SOmaliland ayaa dalka ku soo laabtay kadib markii heshiis dhanka ganacsiga iyo isticmaalka dekeda Berbera ah ay la...
Madaxweyne Siilaanyo oo Shacbiga Ka Tacsiyeeyay Geerida Ku Timi Dr. Cumar Cilmi Dixood
Hargeysa(Slpost)Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Siilaanyo, wuxu tacsi u dirayaa qoyskii, qaraabadii, ehelkii, asxaabtii iyo shacbiga Somaliland, geerida ku timid Dr. Cumar Cilmi...
Daawo:-Cawke Ayaa Alle Hawnaxariistee Koob Lagu Xusayay Lugu Soo Gabogabeeyay Gabiilay
gabiilay(Slpost)-Wariyahii ruug cadaaga ahaa Axmed Xasan Cawke ayaa koob lagu xusaayay Alle hawnaxatiistee lagu qabtay magaalada Gabilay ee xarunta gobalka Gabiilay. https://youtu.be/7qMpc5DZx3o
Daawo:-Taliska Ciidanka Qaranka Oo Deeq Lacageed Gaadhsiiyay Gudida Abaaraha
Hargeysa(Slpost)-Taliyaha ciidamada qaranka iyo wasiirka gaashandhiga ayaa si rasmi ah ugu weerjiyay gudida abaaraha qaranka lacag ay kaga qaybqaadanayaan ciidamadu taakulaynta dadka abaaruhu saameeyeen. https://youtu.be/8YQk-3JxZ44
Daawo:-Cuqaasha Hargeysa Ayaa Taageeray In Diiwaangalinta La Hakiyo Oo Dadka Abaaraysan La Taageero
Hargeysa(Slpost)-Odayaasha iyo waxgaradka gobalka Maroodi-jeex ayaa teegeeray in diiwaangalinta la hakiyo si taageero loogu muujiyay dadka abaaraysan ee reer Somaliland oo haatan u baahan...
Warka Xildhibaanada Golaha Wakilada Oo Loosoo Gudbiyay Hakintii Diwangalinta Iyo Waxkabadalka Xeerka Diiwaangalinta
Hargeysa(Slpost)-Xildhibaanada fgolaha wakiilada ayaa laga hor akhriyay in dib loo habeeyo xeerka diiwaangalinta doorashooyinka oo madaxweynuu uu u soo gudbiyay. https://youtu.be/Fw1FPB7TX-8
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

