HomeHUMAAG HADHEEYEY SIYAASINTA SOOMALILAND

HUMAAG HADHEEYEY SIYAASINTA SOOMALILAND

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Humaag hadheeyey siyaasinta Soomaliland si yaasi kasta marka uu xukun qabto ee Xilka laga qaado ayuu wuxuu noqdaa mid Ka siqiira awooda siyaasadii uu dalka ku lahaa isaga noqonaya mid u dheexeya xusbiyada mucaaradka iyo xukumada marka uu ka tagan oo aanu Dhaliilan ileen  waa tuu shallay xilka ka hayey umadiina hadii uu sheego xaqiiqda wax loo arkayaa Tuug isba dhiisha buuxsanayey oo laba wajiilaa Amantii badneed markuu xukunka hayey uu ku amanayey dawlada uu ka Tirsanaa miyuu ugu badlli karaa cayi karaa marnaba ma dhacayso taasi si qofka marka xilka loo dhiibo waa inuu sheegaa dhaliisha jirta waddanka isagoo u dananaya bulshadiisa si ay sawir wacan
kaaga qaatan lakiin maalinta xilka lagaa qaado hadii uu la soo istaago dhaliil iyo cay laysugu quus gonaayo TV waxay noqonaysaa siyaasi ka xanaaqay xilka qadii bulshaduna waxba ka helli mayee way ka aamin baxaysaa hadii aad danaynaysid siyaasada dambe ama mustaqbalkaaga noqo mid run ka sheega dareenkiisa 

             Waa kuma siyaasiga kaliya ee dalka iyo umadaba hogaaminkaraa

Anoo dareenkaga cabiraya kana fakaraya siyaasiga dalka hogaamin karaa waa siyaasiga dacdaa ee umada baahiya heeda buuxin kara ee aan kiishada buuxsaneen hantida umada aan ku tagri faleen  ee dareemaya inuu halkan u yimi inuu noqdo hogaamiye subaan oo haga dalkiisa mawqufkiisuna shaqeeyo Kaligii tallis aan noqon cidhiidhi ku abuura bulshada dooratay mid kasta xaqiisa siiya  kaa ayaa dalka hagi karra lakiin nin soo shaqo tagay oo markii hodhaba madhnaa wuxuu qaato mooye wuxuu kordhinayaa ma jirro waa ta keentay siyaasi kastaa inuu ilaashado shaqadiisa oo dantiisa ka horaysiiyo adeega bulshada wax laga marmaan noqotay inta dalka lagu saleenayo kan waa reer hebele meel ku geeya  qofkii oo ahaan mid la haysta majaraha siyaada oo curdina isagoo aan walligii xilba soo qabban xataa aan soo noqon maamuulle isckuul ama shaqaalle ka soo shaqeeyey waxaha kalla duwan ee dawligaa ma rumaysankarnaa in siyaasin baadan oo naacasa maanta dalka xilal ka hayaan oo walliba ay samaystaan kooxo u gaara oo iyaga u shaqeeya dantooda u dhago nugul Toosh dheeerna ista oo wax walba oo baraha bulshada lagu qorro siyaasigii isaga oo aan akhriyin ayaa loo gudbinayaa maanta nin hebel la dhaho oo qolladiisu nocaa tahay ayaa wax ka qorray sacado ka dib tellefan baa ku haysta hallo waa wasiir hebel ama waa agasime hebel adeer maxaad waxa iiga qorrtay ee aad warbahinta u soo marisay qofkii wax qorray iyado dhallill jirta aad sheegaysay ayuu odhanayaa adeer maanta ka dib kaa qori maayo ee raali ahaw waayo muxuu kaga baqayaa shaadhka uu gashan yahay awoodba uma laha wixii uu xaq u lahaa inuuu gudbiyo Taasi waa ta bulshada iyo siyaasinta kalla haysata

Umadeena waxa xukumi karra qof run badan oo dul qaad badan oo bilaa hadimaa aan ma hadhooyin reebin lakiin siyaasi hadhdoonaya iyo inta ku xeeran inuu waxtraa umad ma hagi karoo halka aanu eegaynin bulshada uu madaxda uu yahay maxay ku sugan yihiin waa maxay baahiyaha gobalada ka jiraa side loo kalla jilicsan yahay haday siyaasadu kaa noqoto reer hebel baa baddan ku sale waxay noqonaysaa mid ciin kaa daqday arinka aan qabaa weeye waar umadu hawsinaanto siyaasada dalka aynaay noqon mid kalla leeyahay

By eng awil ahmed kabadheere

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories