Dab Ka Kacay Rash Munaasabad Xus Laga Riday Oo Sababay Dhimashada 100 Qof Dalka Hindiya
Hindiya(Slpost)-Qarax iyo dab ka dhashay waxyaabaha la rido marka la dabaaldagayo ayaa ugu yaraan 100 ruux ku dilay macbad ku yaala gobolka Kerela ee...
Daawo:-Kulmiye Oo Xisbiga Ka Caydhiyay Gudoomiye Ku Xigeenkii Labaad Waabeeyo iyo Sadexaad Talyaanle
Hargeysa(Slpost)-Sida la sheegay gudida fulinta xisbiga Kulmiye oo fadhiisatay ayaa xisbigaas ka eriday gudooniye ku xigeenkii labaad iyo sadexaad ee xisbigaas. https://youtu.be/G9-26eQnAlI
Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Macdaarada,Hudheelada, Guryaha iyo Adeegqabtayaasha Dalka Oo Dhan Ku Amray Inay Kaadha Muwaadinka La’aantii Aanay Waxba Qaban
Hargeysa(Slpost)-Wasiirka arimaha gudaha Cali Maxamed Warancade ayaa soo saaray wareegto uu ku maraayo dhamaan adeeg bixiyayaasha dalkaba inay ruuxii ay adeeg u qabanayaan ay...
Daawo:-Mucaaradka Jabuuti oo Qaadacay Doorashadii Dalkaas Ee Uu Ku Guulaystay Madaxweyne Geele
Jabuuti(Slpost)-Mucaaradka Jabuuti ayaa ka soo horjeestay doorashadii dhawaan dalkaas ka dhacday oo la sheegay inuu ku guulaystay madaxweynaha dalkaas Ismaacil Cumar Geele markii Afaraad. https://youtu.be/4MHbIjoEgc8
Daawo”Ninkii aan aniga waxba ila wadin yaanu waxba ahaan weeye” Wasiirii Hore ee Cadaalada Xuseen Oo Muuse Biixi Dhaliilo Ku Hurgufay
Hargeysa(Slpost)-Wasiirkii hore ee cadaalada Xuseen Axmed Caydiid oo ah afhayeenka garabka ka goostay Kulmiye ayaa daliilo xoogan u soo jeediyay gudoomiyaha xisbiga KUlmiye Muuse...
Madaxweyne Siilaanyo Oo Casho Sharaf Ku Maamuusay Waftigii Ka Socday Carabta iyo Ingiriiska
Hargeysa(SLpost)-Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa casho sharaf u sameeyay fiidkii xalay waftigii reer Ingiriis, ee ay hogaaminaysay Miss.Diane Abbott oo ka...
Daawo:-Qaabka Loo Qabtay Ninkii Ugu Mudnaa Qorsheeyayaasha Weerarkii Paris
Hargeysa(SLpost)-Mohamed Abrini ayaa lagu qabtay barasalis kadib arkii ciidamada sirdoonku ay isku qariyeen waxaan loo gudbinayaa dalka uu danbiga ka galay https://youtu.be/DUsVT-5hdf8
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

