Faa’idooyin Caafimaad Oo Badan Ayaa Ku Jira Saddex Khudradood Oo Dalkeenna Laga Helo
Hargeysa(Slpost)-saddex nooc oo ka mid ah khudradda sida joogtada ah dalkeenna looga helo, iyada oo aanu weliba qiimaheedu qaali ahayn, ee ay khubarada caafimaadka...
Afti Madaxbanaani iyo Ka Sii Mid Ahaanshaha Dalka Sudan Oo Gobalka Dagaaladu Aafeeyeen Ee Daafur Looga Dareeray
Sudan(Slpost)-Gobolka Darfur ee ku yaalla galbeedka Sudan ayaa waxaa maanta ka bilaabmeysa afti ay dadkiisa u qaadayaan inuu sii ahaado shanta qeybood uu hadda...
Weftigii Dawladda Masar Ee Hargeysa Yimid Oo Cadeeyay Mawqifka Dawladooda Ee Minimada Somaliya
Hargeysa(Geeska)-Weftigii Masaarida ahaa ee dhawaan yimid caasimadda Somaliland ee Hargeysa, ayaa warsaxaafadeed ay soo saareen waxay kaga hadleen socdaalkoodii Hargeysa iyo mawqifka dawladda Masar...
Daawo:-Madaxweynaha Somaliya Oo Furitaankii Shirka Madasha Maamulgobaleedyada Kaga Codsaday isku Tanaasul
Muqisho(Slpost)-Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh ayaa ku nuxnbuxsaday in wakhtigan loo baahan yahay in maamygaobeedyadu ay isku tanaasulaan. https://youtu.be/z7n4HOi_-nc
Daawo:-Wasiirka Hawlaha Guud Oo Ollole Magac Raadin Ah U Rogay Wadada Ceerigaabo iyo Abaabulka Dadka Deegaanka
Hargeysa(Slpost)-Wasiirka wasaarada hawaha guud Cali Mareexaan ayaa ollole balaadhan ka wada wadada Ceerigoobo isaga oo soo abaabulaya shacabiga deeganakaas iyo masuuliyiin kale si ay...
Daawo:-Roob Guri Ku Dumiyay Qoys Magaalada Boorama iyo Dhibaatada Xoogan Ee Soo Gaadhay
Boorama(Slpost)-Iyada oo ay haatan bilawdeen curashada roobabkii guga ayaa magaalada Boorama guri buul ah oo ay deganaayeen uu dayr ku soo dumar qoys waxaana...
Daawo:-Ciidanka Booliska Somaliland Oo Soo Bandhigay Gacan Ku Dhiiglayaal Dilal Gaystay oo Ay Gacanta Ku Soo Dhigeen
Hargeysa(SLpost)-Taliska Ciidanka Booliska Dalka ayaa maanta soo bandhigay danbiilayaal dilal ka gaystay gudaha magaalada Hargyesa oo ay gacanta ku soo dhigeen iyaga oo isla...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

