HomeDab Ka Kacay Rash Munaasabad Xus Laga Riday Oo Sababay Dhimashada 100...

Dab Ka Kacay Rash Munaasabad Xus Laga Riday Oo Sababay Dhimashada 100 Qof Dalka Hindiya

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hindiya(Slpost)-Qarax iyo dab ka dhashay waxyaabaha la rido marka la dabaaldagayo ayaa ugu yaraan 100 ruux ku dilay macbad ku yaala gobolka Kerela ee dalka Hindiya sida ay booliisku sheegeen.
Dabrid kan ayaa loogu dabaaldagayay sanad cusub oo halkaas oo looga dabaaldago.
Qaraxa halkaasi ka dhashay ayaa sababay in uu dumo macbadkii arrintaas oo sababtay geerida inteeda badan.
In kabadan 200 oo ruux oo ayaa ku dhaawacantay halkaas.
Saraakiil dawladda ka tirsan ayaa sheegay in aysan siinin ogolaansho ay ku isticmaalaan dabrid kaas, iyaga oo ka baqaya in ay khatar ka timaaddo.
Rai’sal wasaaraha Hindiya ayaa u socdaalaya goobta uu dhibku ka dhacay oo ku taala magaalo xeebeedka Paravur.
Shilkan ayaa dhacay ammin habeen ah, boqolaal dad ah ayaana subaxii tagay iyaga oo baadigoobaya qaraabadoodii.
Gurmadka dagdaga ah ayaa adeegsanaya cagacagafyo waawayn si ay burburka dhismaha u qaadaan.
Dadka dhaawacmay badankood aad ayay u liitaan, waxaana lagu dawaynayaa kuuliyad caafimaad oo ay dawladdu leedahay.
Dhakhaatiirta takhasuska leh ayaa laga soo diray Delhi, waxaana la soo sheegayaa in ay jiraan dad uu jidhkoodu aad u gubtay.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories