HomeWasiirka Arimaha Gudaha Oo Macdaarada,Hudheelada, Guryaha iyo Adeegqabtayaasha Dalka Oo Dhan Ku...

Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Macdaarada,Hudheelada, Guryaha iyo Adeegqabtayaasha Dalka Oo Dhan Ku Amray Inay Kaadha Muwaadinka La’aantii Aanay Waxba Qaban

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 Hargeysa(Slpost)-Wasiirka arimaha gudaha Cali Maxamed Warancade ayaa soo saaray wareegto uu ku maraayo dhamaan adeeg bixiyayaasha dalkaba inay ruuxii ay adeeg u qabanayaan ay ka qaadaan kaadhka dhalasada Somaliland isla markaasna aanay marna adeeg qaban iyaga oo kaadhkaas hela mooyaane waxaana qoraalkaas oo dhamaystiran uu u dhignaa sidan”Laga bilaabo Maanta oo taariikhdu tahay 01/04/2016 waxaa lagu wargalinayaa Dhamaan Hay’addaha Dawliga ah iyo kuwa Madaxa banaan in Adeegyada ay bixinayaan ee ay u qabanayaan Muwaadiniinta haday tahay Sharciyada Dhulka, Liisanada Baabuurta, Iskuulada, Jaamacadaha, Cisbitaalada, Hudheelada, Xawaaladaha, Macradada Baabuurta lagu Iibiyo ama lagu kireeyo,iyo dhamaan wixii Adeega ee laga fulinaayo Dalka gudihiisa waxaa waajib ah in lagu  xidho Aqoonsiga Muwaadinka ee (ID card-ka Muwaadinka),si loo sugo qof Adeega loo samaynaayo cida uu yahay iyo waxa uu qabto. Dadka Ajaanibka ah ee ku sugan Dalka gudihiisa iyagana waxaa lagu xidhayaa Aqoonsiga Dal ku jooga ay bixiso Waaxda Socdaalku (Immigration), sidoo kale cidii sidata Baasaboor iyo Dal ku gal (entry Visa) aan wakhtigiisu dhicin qofkii aan sidan Aqoonsi Cidii adeeg u fulisa waxa uu noqonayaa Dambiile Qaran waxaana laga qaadayaa Talaabo sharciga waafaqsan.

 Sidoo kale dadka ku dhex safaraya Dalka Gudihiisa waa in lagu xidhaa Aqoonsiga Muwaadinkaee (ID Card-ka),isla markaana shaqaalaha ka shaqeeya dhamaan xarumaha Ganacsi iyo xarumaha Dawladu waa in ay haystaan Aqoonsiga Muwaadinka ee ID Card-ka, cid kasta oo shaqo siisa qof aan haysan Aqoonsi waxa uu noqonayaa dambiile.

Sidaas darteed, laga bilaabo taariikhda kor ku xusan waxaa waajib ah ku dhaqanka wareegtadan.”

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories