Monthly Archives: July, 2016

spot_imgspot_img

Guddoomiye Muuse Biixi oo ka hadlay Xanta Muddo-kordhinta Madaxweynaha iyo Ku-xigeenkiisa

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye, ahna Murashaxa madaxweyne ee Xisbiga, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay Warar sheegaya Muddo-kordhin mar...

Buuhoodle: Wasiirka Caafimaadka iyo wefti uu hoggaaminayo oo si ballaadhan loo soo dhaweeyey

Buuhoodle (SLpost)- Wasiirka wasaaradda Caafimaadka JSL Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhoweeyey Magaalada Buuhoodle, halkaas oo uu...

Xisbiga Mucaaradka ah Ee Wadani Oo Markii Ugu Horaysay Ka Hadlay Dagaalkii SHalay DHexmaray Ciidanka Qaranka Somaliland Iyo Maamul goboleedka Puntland

Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga wadani Axmed Muumin Seed oo ka hadlay xaalada dagaal ee ka aloosan gobolada bariga Somaliland isagoo eedayna u...

HARGEYSA: Ujeeddada Kulan Xaasaasi ah oo ay isugu yimaaddeen Guddiga Nabadgelyada Somaliland

Xubno Isugu Jira Wasiiro, Xildhibaano Iyo Taliyaasha Ciidanka Somaliland Oo Siwada Jira Kulan Amni Ugu Wada Yeeshay Magaalada Hargaysa https://www.youtube.com/watch?v=2CxtdvIsv04

Xoghayaha Dawladda Hoose ee Berbera oo koob ka guddoomay ururka Khayr iyo Barako ee dalka Finland + SAWIRRO

Berbera, (SLPOST) —Xoghayaha Dawladda Hoose ee Magaalada Berbera Cabdikariin Aadan Siciid, ayaa xalay Koob ka Guddoomaym Guddoomiyaha ururka Khayr iyo Barako oo xaruntiisu tahay...

Somaliland Oo ka Hadashay KHasaaraha Dagaalka Saaka Kadhacay Deegaanka Booda-cade Fariin Culusna Udirtay Puntland

  Hargaysa (slpost)-wasiirku xigeenka wasaarada warfaafinta Jamhuuriyada Somaliland Marwo SHugri xariir oo shirjaraa’id ku qabatay xafiiskeeda magaalada hargaysa ayaa ka hadashay dagaalka dhexmaray ciidamada Somaliland...

Madaxwaynaha Dawlad Deegaanka somalida Ethiopia Oo Qaabilay Odayaal Ka Socday Deegaanka Gaashaamo

Madaxwaynaha Dawlad Deegaanka somalida Ethiopia Oo Qaabilay Odayaal Ka Socday Deegaanka Gaashaamo https://www.youtube.com/watch?v=bV3cKwHWzzQ

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img