Monthly Archives: July, 2016

spot_imgspot_img

Ha il-duufin Garashada‏ – WQ: Yuusuf Cabdille Cismaan “Shaacir”

Dadkeena badankiisu beryahan dambe waxay ku mashquulsan yihiin siyaasadda iyada oo la illaaway arrimihii kale ee muhiimka ahaa. Siyaasadda lafteedu waa ay is dhaantaaye...

Muxuu daarranyahay Shirka Beel-weynta Maxamuud Garaad (Dhulbahante)? – Ajandaha Shirka Ugaadhyahan iyo Jaamac Siyaad iyo xog waranka Xildhibaan Saleebaan Cali Koore

“Dadku waa u diyaar diwaan-gelinta, waanay gelayaan horena way ugu diyaar garoobeen” “Waa la odhan karaa waxay u eegtahay halkii xaaladu maraysay markii Beelaha Garxajis...

Turkiga oo damaanad-qaaday waxbarashada Ardayda Somaliland ee dalkooda ku sugan

Ankara (SLpost)-  Dawlada Turkiga ayaa damaanad-qaaday in ardayda reer Somaliland ee dalkooda ku sugan u buuxiyaan baahiyaadkooda waxbarashada, sidoo kale, Saddex dugsi iyo xarun...

Madaxwaynaha Somaliland Oo Qaabilay Wafti Balaadhan Oo Ka Socda Midowga Yurub

Hargeysa (SLpost) Madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabilay safiirka midowga yurub u qaabilsan Somaliland iyo Somalia...

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Dil Ah Ku Riday 8 Nin Oo Ku Eedaysnaa Dilkii Taliyaha Booliska Gobolka Saaxil

Hargeysa (SLpost) Maxamadda Ciidammadda qalabka sida ee Somaliland,  ayaa 8 eedaysane oo oo ka mid ahaa Dablayadii u xidhnaa dilkii Taliyihii Booliska ee Gobolka...

Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Si Qotodheer Ula Hadashay Qurbo Jooga Xisbiga Kulmiye

Wasiirka maaliyada Somaliland marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa si qoto dheer ula hadashay qurbo jooga xisbiga kulmiye xaflad ay habeenkii xalay ahaa isugu yimaadeen...

Xildhibaan Kijaandhe oo caddeeyey inuu ka baxay Isbahaysigii ka fallaagoobay xisbiga KULMIYE

Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe oo ka mid ah mudaneyaasha Xisbiga Kulmiye ugu jira Golaha Wakiillada Somaliland, isla markaana ah xubin firfircoon oo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img