HomeMadaxwaynaha Somaliland Oo Qaabilay Wafti Balaadhan Oo Ka Socda Midowga Yurub

Madaxwaynaha Somaliland Oo Qaabilay Wafti Balaadhan Oo Ka Socda Midowga Yurub

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost) Madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabilay safiirka midowga yurub u qaabilsan Somaliland iyo Somalia Amp Mechele Cervone D’urso iyo safiirku xigeenka Ingiriishka ujooga Ethoipia Ms Cat Event iyo wafti balaadhan oo wehelinayay.13775981_1009524299161423_666238247738758022_n

Madaxwaynaha ayaa oo si heersare ah ugu soo dhaweeyay xafiiska madaxtooyada iasgoo waftigan uga mahad celiyay booqashada ay ku yimaadeen Somaliland iyo sida toolmoon ee ay   wadamada midowga yurub ula shaqeeyaan Somaliland isagoo sigaarana u taabtay deeqaha ay siiyaan Somaliland .

Madaxwaynaha ayaa hadalkiisa ku bilaabay,,waxaan idinkusoo dhawaynayaa mudanayaal aqalka madaxtooyada iyo wadankaba.waxanaan idiinka mahad celinayaan deeqaha midowga yurub iyo ingiriiskuba siiyaan Somaliland ,taas oo ah wada shaqayn cudoon waxaanaan idinku boorinayaa inaad halkaa kasii wadaan .13700054_1009524365828083_7967858877577636488_n

Sidoo kalena madaxwaynaha  ayaa sifaahfaahsan uga warbixiyay    hanaanka habsami usocodka dimuquraadiyada Somaliland isagoo sheegay in halkii ugu fiicnayd marayso waxaana uu sheegay  waxaana uu yidhi,,,206 goobood oo gabaolka sanaag ka tirsan ayay ka socotaa diiwaan-galinta codbixiyayaasha doorashadu dadwaynaha halkaas daganina aad ayay isudiiwaangalinayaan  iyagoo jecel in doorashadu si nabad galyo ah u qabsoonto ,waxaana loo gudbidoonaa gobolka sool oo ugu dambeeya .

Madaxwaynaha ayaa cadeeyay in aanay Somaliland qaybka ahayn doorashada ka dhacaysa wadanka somaliya balse ay taageersanyihiin inay qabsadaan wixii iyaga wax u taraaya sidoo kale ay jecelyihiin ka somaliland  ahaan  jaarnimada  iyo dariswanaaga isoo ugu baaqay inay iyaguna dhowraan.

Madaxwaynaha ayaa hadalkiisa kusoo afmeeray in doorashada madaxtooyada iyo wakiiladu  tahay mid xiligii loo asteeyay qabsoomi doonta ka madaxwayne ahaana ayka go’antahay wixii caqabada hortaagana wadahadal loo dhanyahay lugu xalin doono.

DHanka kale waxa isna halkaas ka hadlay  Mechele Cervone D’urso oo waftiga hogaaminayay isagoo uga mahadnaqay sida fiican oo uu madaxwaynuhu u qaabilay , iasagoo sheegay inay u yimaadeen si ay uga qayb galaan carwada bandhiga buugaagta oo uu ku tilmaamay mid aan laga maqnaan Karin.

Amp Mechele Cervone D’urso iyo safiir ku xigeen ingiriiska ee itoobiya oo hadalka ukala dambeeyayba  waxa ay carabka ku adkeeyeen in doorashada 2017 dhacdo wakhtigii loo asteeyay iyagoo madaxwaynahana ku amaanay sida guurtimada leh oo uu  u hogaaminayo hawlaha doorashooyinka iyo dimuquraadiyada somalilandba.13699948_1009524515828068_1962360982834698630_n

https://youtu.be/d2q0e0cdmQo

Somalilandpost. Hargeysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories