Qaramada Midoobay Oo Joojisay Hawlgaladii Bani Aadanimo Ee Waqooyiga Nageria
hay'adaha qaramada midoobay oo joojiyay dhamaan hawl galadii bani aadanimo ee ay ka wadeen waqooyiga wadanka Nageria https://www.youtube.com/watch?v=jQWmXH5xXeY
India: Lamaane Lugu Dilay Lacageed Oo Kayar Nus-Doolar
lamaane u dhashay wadanka india ayaa loo dilay ka dib markii lugu yeeshay dayn lacageed oo xadigeedu ahaa 0.5 doolarka maraykanka ah https://www.youtube.com/watch?v=lArnKbq2xe4
Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah Ee Wadani Oo Saaka Socdaal lug ah Ku Maray Qaybo Kamida Magaalada Hargaysa
Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah Ee Wadani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi (CIRO) Oo Saaka Socdaal lug ah Ku Maray Qaybo Kamida Magaalada Hargaysa https://www.youtube.com/watch?v=6RZSfiMhSRo
MAANSO: Waxaynu joognaa xili Afkeenii Hooyo noqday Wax laga Faano – W/T: M.Shukri
Waxaynu joognaa xili qofku beyr ka yeeshay inuu afka Hooyo si badhax tiran ugu hadlo •Waxaynu xili qofku hadaanu odhaahdiisa ku xardhin ereyo qalaad uu...
HARGEYSA: Daah-furka Buugga Aabihii Qorista Af-Soomaaliga iyo Nuxurka hadallo xukuumadda ku foorara oo laga jeediyey
Hargeysa (SLpost)- Xaflad si weyn loo soo agaasimay, laguna faaqiday buug magaciisa la yidhaahdo “Malkadii Galaal” oo ka hadlaya taariikhd nololeedkii iyo weedhahii dhaxal ...
“LABA-GAR-DAAQ!” – Qalinkii Cabdinaasir Axmed Ibraahim (Qaybta 1aad)
Laba-gar-daaq Hargeysa ayuu ku dhashay, goor ku aaddan sannaddii 1987-kii. Barbaarnimadiisii, waxbarashadii hoose iyo sare ba, wuxu ku qaatay, isla magaalada Hargeysa; muuqaal ahaan...
Culimo uu Hoggaaminayo Wasiirka Diinta & Aw-Qaafta oo Bandhigga Caalamiga Ah ee Buugta Hargeysa Kaga Hadlay Doorkii Hoggaamineed Ee Nebi Maxamed (NNKH)
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed iyo Sheekh Maxamuud Sheekh Dalmar oo ka mid culimada Somaliland ayaa khudbad ku...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

