HomeGarabka Jamaal Cali Xuseen Oo Mar Kale Eedo U Jeediyay Faysal Cali...

Garabka Jamaal Cali Xuseen Oo Mar Kale Eedo U Jeediyay Faysal Cali Waraabe

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

(SLpost) Garabka uu hoggaamiyo Musharraxa Madaxweynaha ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen, ayaa eedo u jeediyay Guddoomiyaha xibigaasi Faysal Cali Waraabe, waxaanay sheegeen inuu Guddoomiyuhu beel-marsan yahay sharciyada xisbiga.

 

2-1

 

 

Jamaal Cali Xuseen iyo Xoghayaha golaha dhexe ee xisbiga UCID oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa waxa kale oo ay ka jawabeen xil ka qaadistii Guddoomiye Faysal Cai Waraabe ku sameeyay Xoghayaha golaha dhexe.

 

 

“Waxaan ka arkayay warbaahinta Guddoomiyaha oo waraaq soo qoray uu leeahay waxaan shaqadii ka joojiyay Xoghayihiin golaha dhexe,Soomaaliduna waxay odhan jirtay hadda ayuu sii go’ay Maydkaa la sii sidaa, markaa Faysal Cali waraabena iminka ayuu sii go’ay. Golaha dhexe ayuun-baana awood u leh inay shaqada ka joojiyaan Xoghayaha golaha dhexe, bulshada Somaliland waxaan u sheegaya dadkaa u leeyahay shaqada ayaan ka eryay Faysal xaal baan ka bixinaynaa.” Ayuu yidhi  Jamaal Cali Xuseen

 

 

 

Jamaal Cali Xuseen waxa kale oo uu sheegay inay baaq u dirayaan Maxkamadda sare iyo guddida Diiwaangelinta, isaga oo u soo jeediyay inay go’aamo ka soo saaraan dacawadii ay u gudbiyeen, waxaanu yidhi  “Waxaan ugu baaqaynaa Maxakmada iyo gudidda Diiwaangalinta Ururada inay dacwadayada si deg-deg ah u galaan oo ay go’aamo uga  soo saaraan, taageerayaashana waxaan leeyahay ha niyad jabina halkii u danbaysay ayaynu maraynaa.” Ayuu mar kale yidhi Jamaal Cali Xuseen

 

 

 

Geesta kale Xoghayaha golaha dhexe ee xisbiga UCID Xasan Cismaan Aadan (Sabce) ayaa sheegay in  Guddoomiye Faysal Cali Waraabe uu ku fashilmay hoggaaminta xisbiga , islamarkaana waxa uu ugu baaqay inuu is caslio inta ka horaysa shirka golaha dhexe.

 

 

 

Somalilandpost. Hargeysa

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories