Barcelona oo ka hartay horyaalka Yurub
EU(SLpost)Kooxda Barcelona ayaa guuldarro xanuun badan kala kulantay horyaalka Yurub, ka dib markii ay 2-0 ku reebtay kooxda ay Spain kawada dhisan yihiin ee...
GIDAARKA QOLKAYGA QUMAC BAA KUJIRA
Sanadku waa sagaashamaadkii dalka ayaa lagu soo noqday inakstoo aanay jirinba kaabayaasha dhaqaalaha iyo aas aaska nolosha oo ay kamid yihiin biyo nadiifa,laydh lashito,...
Jarmalka: Siyaasi doonaya in Jarmal lagu hadlo masaajidada
Masuul sare oo ka tirsan siyaasiyiinta Jarmalka ayaa ku baaqay in masaajidada laga isticmaalo luuqada Jarmalka, iyo in la joojiyo lacagta uga imaanaysa Turkiga...
Daawo:-Wasiirka Waxbarashada iyo Maamulka Dawlada Hoose Ee Berbera Oo ka Wadahadlay Maamul Daadajinta Waxbarashda
Berbera(Slpost)-Maayarka Berbera Cabdishakuur Cidin iyo wasiirka waxbarashada Cabdilaahi Habane ayaa ka wadahadlaay halka ay haatan marayso maauldaadajinta waxbarashada Berbera. https://youtu.be/1wBHdDRpiyA
Daawo:-Guddoomiye Cirro Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Nayroobi
Hargeysa(Slpost)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmana Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Nayroobi. https://youtu.be/HvK7rZ3EuIA
Daawo:-Pakistan Askari Bambo Ku Dhex Qarxiyay Maxakamad
Pakistan(Slpost)-Askari ayaa banbo ku dhex qarxiyay maxkamad kau taala dalka baakistaan kadib markii uu is yidhi cadee qaabka nin maxbuus ahaa uu ugala horyimi...
Daawo:- Faysal Cali Waraabe iyo Prof.Samatar Oo Dood Kululi Dhexmartay
Sweedan(Slpost)-Halkan ka daawo Faysal Cali Waraabe Prof.Axmed Ismaacil Samatar iyo dad shacab ah oo doodi ay ku dhex martay dalka Sweedan. https://youtu.be/5kEinaQoazI
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

