Monthly Archives: April, 2016

spot_imgspot_img

Giriiga Oo Ku Cilinaaya Qaxoontigii Ugu Horeeyay Turkiga

Giriiga(Slpost)-Giriiga ayaa maanta bilaabaya inuu ku celiyo Turkiga boqolaalkii qof ee ugu horreeyay ee qaxooti ah, sida uu dhigayo heshiiskii muranka dhaliyay ee ay...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Sameeyay Xilkaqaadis iyo Magacaabis

Hargeysa(Slpost)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu xilal u magacaabay badhasaabada gobalada Daadmadheedh iyo Selel halka uu xilka ka qaaday wasiirudawlayaal iyo isla markaasna magacaabay...

SIDII AAN KU BARTAY BALWADDA. Cumar Seerbiya

Waxaanu Fadhinaa gurigii Xaliimo Mire ee ku yaallay xaafada Reer Naasir sii jeedkooda , haddii aan ku sii xusuusiyo waa guriga albaabka foostada ah...

Daawo:-Dr.Dixood Oo Maanta Aas Maamuus Loo Sameeyay iyo Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Qaybgalay

Hargeysa(Slpost)-Madaxweyne Siilaanyo ayaa ka qaybgalay aaska Dr.Dixood oo ahaa mid ka mid ah la taliyayaashiisa iyo sidoo kale siyaasi muhiim ah oo halganadii kala...

Daawo:-Dhalinyaro Taageero U Muujiyay Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal CalI Waraabe

Hargeysa(SLpost)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa taagero ay u muujiyeen dhalinyarada xaafada Maxamuud Haybe. https://youtu.be/KEwlVmj_Cb4

Daawo:-Gudida Abaaraha Oo Afarkun Oo Qoys Oo Ku Nool Awdal Iyo Selel U Dirtay Gargaar Raashin U Badan

Hargeysa(SLpost)-Gudida abaaraha ee heer qaran ayaa maanta u dirtay 4000 oo qoys reer Somaliland ah gaar ahaan gobalada Awdal iyo Selel gargaar u badanaa...

Halkan Ka Daawo Barnaamij Su’aalo Adag Lagu Waydiiyay Ismaacil Hure Buubaa Oo Dhamaystiran

Hargeysa(Slpost)-Waxa dhawaan suaalo dhinacyo badan taabanaya la waydiiyay siyaasiga Ismaacil Hure Buubaa oo dhawaan uu dalka yimi kadib markii uu ka soo aayo waayay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img