Taliyihii Dablaydu Dishay Ee Gobalka Saaxil Oo Maanta La Aasay iyo Xiisada Uu Dilkiisu Abuuray oo Dagan Kadib Soo Qabashada Dablayda
Berbera(SLpost)- Waxa Alle hawnaxariistee maanta lagu aasay taliyihii gobalka Saaxil Gaashaanle Casayar magaalada Berbera, kadib markii la soo qabtay inta badan dablaydii dishay oo...
Daawo:-Barnaamij Gaar Ah Oo Lagu Soo Bandhigay Caruuro Tiro Badan Oo Laga Xaday Hargeysa Laguna Hayo Guryo Isla Hargeysa Ah
Hargyesa(Slpost)-Waxa maalmihii ugu danbeeyay soo badanaaya ani darda la xidhiidha caruuraha la kala xadaayo magaalada Hargeysa, inkasta oo aan si rasmi ah loo ogayn...
Daawo Sawirka Todobo Ka Mid Ah Dablayda Sideeda Ah Ee Ciidamadu Qabteen
Hargeysa(SLpost)-Sawika halkan idiinka muuqda ayaa ah mid warbaahinta soo dhex galay kaas oo lagu sheegay inay yihiin 7 ka mid ah dablaydii dilay taliye...
“Arrinta dhacday waa arrin dawladda iyo qaranka laga gallay in la reereeyo ama la yidhaahdo waa shirqool maaha waana ceeb” Faysal CalI Waraabe
Hargeysa (SLpost)- “Arrinta dhacday waa arrin dawladda iyo qaranka laga gallay in la reereeyo ama la yidhaahdo waa shirqool maaha waana ceeb” sidaa waxaa...
Daawo:-Ninka Ugu Gaaban Caalamka Oo 22 Sanadood KadiB Guursaday
Delhi, (SLpost):- Ninka ugu gaaban dunida oo lagu magacaabo, Pramod Kumar, ayaa guursaday haweenay nolosha la qaybsata, waxaanu guurka lamaanihiisa noloshu ka danbeeyay baadi...
HANTI DHAWRKA QARANKA MISE HANTI DHACA QARANKA
waxaynu ognahay in waxqabadka xukumada siilanyo ay ku jirto hay'ada hanti dhawrka qaranka oo isla markaa shaqaynaysa. marka loo eego xukumadihii ka horeeyay, islamarkaana...
Xiisad Ka Taagan Gacanka Kuuriya iyo Hogaamiyaha Dalkaas Oo Milatarigiisa Amray Isticmaalka Nukliyeerka Dalkaasi Ku Hanjabo
Kuuriyda-waqooyi(Slpost)-Hoggaamiyaha woqooyiga Kuuriya Kim Jong Un, ayaa ku amray milatariga dalkiisa in uu isku diyaariyo adeegsiga hubka niyuukleerka xilli kastaa oo loo baahdo. Sida laga...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

