HomeHANTI DHAWRKA QARANKA MISE HANTI DHACA QARANKA‏

HANTI DHAWRKA QARANKA MISE HANTI DHACA QARANKA‏

Date:

Related stories

The Questions Behind Somaliland’s U.S. Campaign: A Closer Look at President Irro’s CFR Appearance

Somalilandpost News Analysis by Kadar Kaariye NEW YORK (SLpost)- The...

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...
waxaynu ognahay in waxqabadka xukumada siilanyo  ay ku jirto hay’ada hanti dhawrka qaranka oo isla markaa shaqaynaysa. marka loo eego xukumadihii ka horeeyay, islamarkaana loo dhisay dhisme cusub oo qurux badan oo ku kacay 1million doller, iyado ay u jeedadu tahay ilaalinta hantida umadda iyo laxisaabtanka khasnadaha dawlada isla markaana loo baahna inay gudato shaqadeeda si madax banaan, lagana filayey talaabo horumarineed oo loo bahna taas oo ay tahay iney xakamayso lunsiga hantida umadda iyo musuqmaasuqa ku baahay laamaha dawlada,
 hadaba waxaynu ognahay hay’adi sidaa ku magacaabnayd iney isu badashay hay’ada lunsashada hantida umadda ama (Hanti dhaca Qaranka). sioo kale tahayna mid fadhiida oo haba yaraate wax dana qaranka u hayn hagardaamo mooye, iyadoo baal martay ajandihi hay’ada oo ahayd xisaab hubin( Auditing) xafiisyada dawlada si loo contoro lo lacagaha sida sharci darada kaga baxaya khasnadaha dawlada ama ay lunsanayaan qawlaystada ku mamay xoolaha umadda, sababtuna ay tahay gudoomiye maxamuud( shaadhweyne) oo waajibkiisi shaqo dhaafsiisanaya waxoogaa gacan laaba oo marka uu haayadaha baadhayo layskaga jeediyo si uu iskaga indha tiro xaqiiqada jirta , taasina waxay fursad siisay inay ku takrifalaan hantidii ay umadda u hayeen iyadoo ay ahayd iney adeegyada bulshada ee dayacan wax ugu qabtaan.
hadaba wa kuma gudoomiyaha hay’ada maxamuud(shaad weyne) waa shakhsi khabiir ku ah dilaalida hantida umadda iyo shilimada yar ee u madawga ka sii qaaday tan iyo ilaa dawladi siyaad barre  oo uu ku noola, isagoo ilaa hatana kula gorgortama xafiisyada lacageed ee dawlada iney laalush ku abaal mariyaan si uu ugu fudaydiyo dhaca iyo boobka hantida umadda.
W/Q:Cabdicasiis Cabdilaahi (Booshari)

–

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories