Monthly Archives: March, 2016

spot_imgspot_img

Dunuubtii Waddani Wataa Duhur Cad Istaaqfurlaah Kasiisay Boobe Yuusuf Ducaale!!

Boobe Yuusuf Ducaale oo ka mid ahaa masuuliyiintii ugu miisaanka cuslaa xisbiga Waddani oo goor cad ka huleelay xisbi uu islahaa waxaad ku ridi...

SHimbirkii Ku Noolaa Beedka SHimbiraha

Markii uu Alle (SW) uu dunida guudkeeda ku abuuray Nebi Aadan (CS) iyo Xaawa, tafiirtii ay dhaleena ay ahaayeen mataano laba iyo dhadig ah,...

Daawo:- Taliye Fadal oo ku Dhawaaqay Inay Qabteen Sadexdii Dablayda Ahaa Ee Baxsaday Balana Qaaday Cid Kasta Oo Kiiskugalo Inay Soo Qabanayaan

Saaxil(Slpost)-Taliyaha ciidanka booliska Cabdilaahi fadal Iimaan ayaan ku dhawaaqay inay qabteen sadexdii ka baxsaday dablayda ee aanay hore ciidanku u qaban, waxaanu sheegay inay...

Daawo:-Garaad Ismaaciil iyo Cuqaal Si Buuxda Uga Hadlay Deeganka Bixin Dhaliilana U Jeediyay Puntland

Sool(SLpost)-Salaadiin iyo cuqaal ka tirsan deegaanka Sool ayaa tagay Bixin oo haatan ay la wareegtay Puntland iyo muranka ka taagan xuduuda deegaankaas, waxaanu eedaymo...

Daawo:-Guddoomiye Cirro Maxuu Ka Yidhi Iscasilaada Boobe iyo Kulankay Wadaqaateen Garabkii Kulmiye Ka Soo Cadhooday

Hargyesa(Slpost)-Gudoomiye Cirro ayaa ka hadlay sida uu u arko is casilaada uu ku dhawaaqay Boobe Yuuusuf Ducaale oo iska casilau xisbiga uu hog https://youtu.be/8caIyKCJxU4

Waddani iyo Garabkii Kulmiye Ka Soo Cadhooday Oo Wadahadal U Furmay iyo Boobe Oo Dhankiisa Wasiiradii Ay Is Hayeen Waddani u Faaruqiyay

Hargeysa(Slpost)-Waxa maanta kulan balaadhan oo wada hadal ah uu dhex maray xisbiga Waddani iyo garabkii isbadaldoonka ee xisbiga Kulmiye ka soo go'ay. Labada dhinac ayaa...

Ordigan Oo Tilmaamay In Loo Baahan Yahay In Magaalo Wayn Loo Dhiso Qaxoontiga Suuriya

Turkiga(Slpost)-Madaxweynaha dalka Turkiga waxa uu soo jeediyay in magaalo cusub laga dhiso waqooyiga dalka Suuriya. Waxa uu doonayaa in magaaladaasi la dejiyo boqollaal kun oo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img