Monthly Archives: March, 2016

spot_imgspot_img

Daawo Sawirka Xaalada Somaliya Ee 2016-ka iyo Amiin Caamir

Muqdish(Slpost)-Waxa aad halkan ku daawan kartaan sawir uu sameeyay Amiin Caamir oo uu ku tilmaamayo sida lasugu kor haysto shacabka  Somaliya.

Heesta Cusub Ee Maxamed BK AYAAN 2016

https://youtu.be/1t99AD3drbY

Isreebreebka musharixiinta Maraykanka

Shan gobol oo Maraynkan ku yaala waxaa xalay ka dhacay isreebreebka doorashooyinka Maraykanka Waxaa tartamaya musharaxiinta xisbiga Jamhuuriga iyo Dimoqraadiga,Waxaa guul weyn gaaray Ted Cruz...

Daawo:-Gudoomiyihii Hore Hay’ada NDC Oo Ka Waramay Shir Uga Qaybgalay Turkiga Oo Somaliya Loogu Talo Galay Iyo Xilkaqaadistiisa

Hargeysa(SLpost)-Gudoomiyihii Hore Hay'ada NDC Jamaal Caydiid ayaa ka warmay Shir Uga Qaybgalay Turkiga oo Somaliya loogu talo galay iyo waxyaabaho la xidhiidha xilkaqaadistiisa. https://youtu.be/WEgC_Ha57xU

Giriiga Oo Ku Dhawaaqay In Qaxoonti Buux Dhaafiyay

EU(Slpost)-Madaxa midowga Yurub ee arrimaha socdaalka waxa uu sheegayaa in Giriigga uu buux dhaafay lana ciirciirayo qaxooti iyo tahriibayaal. Dimitris Avramopoulos waxa uu dhammaan dalalka...

Daawo:-Wasiirka Deegaanka Shukri Oo Xaalka Deegaank Dalku Ku Sugan Yahay Uga Xogwarantay Guurtida

Hargeysa(Slpost)-Wasiirka deegaanka Shurkri Baandare ayaa golaha guurtida uga xogwarantay xaalada liidata ee deegaanka dalka iyo dhibaatooyinka dalka. https://youtu.be/-zK97_BWmuA

DAGAAL IYO DUUFSI DADBAN‏

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa Digreeto Madaxweyne oo Summaddeedu ahayd  JSL/M/MG/241-3855/022016 soona baxday 22 February 2016 ku Magacaabay guddi heer qaran...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img