HomeWasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Kala Kulmay Madaxweynaha Kilidhka Shanaad Furitanka Xuduuda

Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Kala Kulmay Madaxweynaha Kilidhka Shanaad Furitanka Xuduuda

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Jigjiga (Slpost)-Weftigii uu hoggaaminayey wasiirka arimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed warancade ee safarka shaqo ugu maqnaa dowlad deegaanka somaalida itoobiye, ayaa saaka waxa xarunta madaxooyada magaalada Jigjiga ku qaabiley madaxweynaha dowlad deegaanka soomalida itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar,halkaas oo uu weftiga ku so dhaweeyey,isla markaana ay labada dhinac ka wada haddleen danaha labada dal.

wa warancade

Weftigan uu hoggaaminayo wasiirka arimaha gudaha Cali waranade ee saaka kullan-ka la yeeshay madaxweynaha dowlad deegaanka somalida itoobiya Cabdi maxamuud Cumar, ayaa waxa kamid ahaa Maayarka Caasimada Hargeysa,C/raxmaan Solteco , Xidhibaano iyo agaasimaha wasaarada warfaafinta Maxamed Aadan Ika-case.

Geesta kalena Madaxweynaha dowlada deegaanka Somaalida itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar, iyo weftiga uu hoggaaminayo wasiirka arimaha gudaha Cali Maxamed Warancade,ayaa ka wada haddlay xaalada amaanka ,xidhiidhka laba dal,arimaha xuduudaha iyo isku socodka bulshada DDS yo bulsha weynta reer Somaliland,iyadooay labada dhinac ay is-afgarad buuxa ka gaadheen wax yaabihii ay ka wadda haddleen.

Ugu dambayntii wasiirka arimaha gudaha iyo weftigii uu hoggaaminayey ayaa ka abobaxay caasimada dowlada deegaanka somalida itoobiya ee jigjiga,waxaanay weftiga u boqoleen dhanka dowlada aynu deriska nahay ee jamhuriyada Jabuuti.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories