Daawo:- 640 Qoys Oo Haayadi Ay u Qaybisay Gargaar Degdeg Ah Oo Raashin U Badan
Hargyesa(Slpost)-Wali waxa socta qayladhaanta iyo sida oo kale jawaabaha laga bixinaayo abaaraha dabada dheeraaday ee ku dhuftay gobalada galbeedka dalka, waxaana ay ahayd maanta...
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo Hargeysa ku Daah-furey Mashaariic ku kacaya $ 4.5 Milyan oo Wasaaradda Beeraha iyo Hay’adda FAO wada fulinayaan
Hargeysa (Slpost) – Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, ahna ku simaha Madaxweynaha Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa Maanta Magaalada Hargeysa ku Daah-furey laba Mashruuc oo...
Daawo:-Madaxweynaha iyo weftigiisi oo la kulmay Sheekha Kuwait iyo Casuumad uu ugu sameeyey kulanka ka dib
Kuwayt(Slpost)-Madaxweyne Axmed Maxamed ayaa la kulmay Sheekh kuwait waxaana kualnka kadib uu u sameeyay qado sharaf, waxaana si qurux badan wafriga loo sii dhexmariyay...
Daawo:-Wadada Ceerigoobo Oo Xirsi Dabadii Hawlahii Shaqo Ay Si Caadi Ah Uga Sii Socdaan iyo Cali Mareexaan Oo Amaan U Tafaxaytay
Sanaag(Slpost)-Wasiirka hawlaha guud ayaa Cali Mareexan ayaa xooga saaray in aan ceeb kaga iman haalhii tirada badnaa ee uu dhanka dhisitaanka wadooyinka kaga jiray...
Daawo:-Mulkiilahii Doonidu Kaga Gubatay Dekeda Berbera Oo Magdhaw Dalbaday Kana Hadlay Qaabka Ay U Gubatay
Hargyesa(Slpost)-Mulkiilihii ay doonidiisu kaga gubatay magaalada Berbera oo ka hadlay qaabkii doontiisu ay u gubatay, isla markaasna xukuumada Somaliland u soo gudbiyay inay magdhaw...
Daawo;-Wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo Deeq Daawooyin ah ka Gudoontay WHO
Hargeysa(Slpost)-Wasaarada caafimaadka Somaliland ayaa ka gudoontay haayada WHO deeq daawooyin caafimaad ah oo ay ugu talo gashay wasaaradu inay ukala dirto goobaha muhiimka ah...
Madaxweynaha Maraykanka Oo Buuxiyay Jagadii Laga Dhintay Ee Maxkamada Sare Ee Maraykanka
Us(Slpost)-Madaxweyne Barack Obama ayaa xaakim ka tirsan maxkamadda racfaanka federaalka Mareykanka oo lagu magacaabo Merrick Garland u magacaabay maxkamadda sare ee Mareykanka, isaga oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

