HomeSomaliya Oo Si Cadho Leh Uga Jawaabtay Bahdilkii Ay Kenya U Gaystay...

Somaliya Oo Si Cadho Leh Uga Jawaabtay Bahdilkii Ay Kenya U Gaystay Raysalwasaarahooda

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay aad uga niyad jabsan tahay dhacdadii Sabtidii tagtay garoonka diyaaradaha Jomo Kenyatta ee magaalada Nairobi ku qabsatay wafti ka tirsan dowladda Soomaaliya, oo halkaas ku hakanayey, iyaga oo kusii jeeday magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.

Dowladda Soomaaliya waxay nasiib darro ku tilmaamtay in qaar ka mid waftigii dowladda, oo ay ku jiraan afar xildhibaan lagu celiyey garoonka, taasi oo dib u dhac ku keentay safarkooda.Warxafaadeeed kasoo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha ayaa lagu sheegay in ra’iisul iyo waftigiisa wasiirada aanay qeyb ka ahayn dadka la celiyey, islamarkaana si heeer sare loogu soo dhoweeyey qeybta VIP-da, hase yeeshee ra’iisul wasaaruhu go’aansaday inuu safarkiisa dib u dhigo sababo la xidhiidha xildhibaanada la xanibay.

Dowladda waxa kale oo ay sheegtay in heshiiska kala dhaxeeya Kenya uu yahay in diyaradaha sida madaxda dowladda aanay ku hakan magaalada Nairobi, si la mid ah kuwa shacabka, islamarkaana waftiga dowladda ay haysteen fasax ah inay ku hakadaan Nairobi.

iyada oo la eegayo heshiiskan, ayey tidhi dowladda Somaliya, xildhibaanada waxay Visa qaadan karaan marka ay yimaadaan garoonka, sidaa darteedna ma ahayn in la xanibo.Dowladda Somaliya waxa ay sheegtay inay cudur daar buuxa iyo sharaxaad ka fileyso dowladda Kenya inay ka bixiso sababta ay arrinta u dhacday.

Dawladda Kneya weli si rasmi ah uga hadlin dhacdadan, hase yeeshee sarkaal ka tirsan Garoonka Diyaaradaha ee Jomo Kneyatta ayaa warbaahinta waddankaasi u sheegay in dhacdadani ay la xidhiidhay “ku xadgudub borotokool” sida uu hadaka u dhigay.Waxaa warbaahinta Kenya ay qortay in diyaaradda Ra’iisul Wasaaraha aanay soo marin magaalada Wajeer oo lagu baadhi lahaa, hase yeeshee dawladda Soomaaliya waxay sheegtay inay heshiis la gaadhay Kenya in madaxda dawladda aanay soo marin Wajeer.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories