Madaxweyne Siilaanyo oo Xilkii Ka Qaaday Taliyaha iyo Ku Xigeenka Ciidamada Madaxtooyada Kuwo Cusubna Magacaabay
Hargeysa(SLpost)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilanayo ayaa xilkii ka qaaday taliyahii iyo ku xigeenkii ciidamada madaxtooyada Somaliland, waxaanu xilkaas u magacaabay taliye iyo ku xigeen cusub,...
Maraykanka Oo Ka Hadlay Sheekhii Shiicada Ahaa Ee Sucuudigu Dilay
US(SLpoat)-Mareykanka, ayaa ka hadlay sida gaarka ah ee uu uga walaacsan yahay dilka Sheekh Nimr Al-Nimr, wuxuuna ugu baaqay hoggaamiyayaasha gobolka oo dhan inay...
Guddoomiyaha Komishanka Oo Ku Dhawaaqay Sida Ay Gobaladu U Kala Horeeyaan Diiwaangalinta iyo Gobalo Qaybo Laga Jaray
Hargeysa(SLpost)-Guddoomiyaha komishanka doorashooyinka ayaa ku dhawaaqay sida ay ukala horeeyaan gobalada dalku diiwaangalinta iyo inta maalmood ee ay ka socon doonto diiwaangalinta codbixiyayaasha gobalada...
Kolaha Wakiilada Oo Maanta Ansixiyay Odoraskii Miisaaniyada
Hargeysa(SLpost)-Mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta si duuduub ah ku sansxiyay odoraska miisaaniyada oo dhawaan ay u soo gudbisay wasaarada maaliyada. https://youtu.be/m6cO1Jtikk0
Madaxweyne Siilaanyo Oo Mudeeyay Wakhtiga Diiwaangalinta Codbixiyayaashu Ay Bilaabmayso iyo Gobalka Lagu Bilaabayso
Hargeysa(SLpost)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo Waxa uu si rasmi ah u go'aamiyay in diiwaangalintu codbixiyayaashu ay la bilaabmato 16 bishan aynu ku jirno goblka Togdheer,...
Xaaji Cabdi-waraabe Oo Baadhitaan Caafimaad Loogu Qaaday Dalka Imaaraadka
Hargeysa(SLpost)-Subaxnimadii hore ee Saaka waxa Madaarka Egal International Airport ka dhoofay Oday Xaaji Cabdikariim Xuseen (Cabdi-waraabe) oo baadhitaan caafimaad u tagaayay dalka imaaraadka, waxaana...
Maxamed Bulshaawi iyo Heesta Susub (KAALAY IGA BAANO) 2016
Hargeysa(SLpost)-Fanaanka Da'da yar ee Maxamed Bulshaawi ayaa soo saaray sanadka cusub hees la magac baxday Kalaay Iga Baano. https://youtu.be/NaJ4Hi4HqYU
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

