HomeGuddoomiyaha Komishanka Oo Ku Dhawaaqay Sida Ay Gobaladu U Kala Horeeyaan Diiwaangalinta...

Guddoomiyaha Komishanka Oo Ku Dhawaaqay Sida Ay Gobaladu U Kala Horeeyaan Diiwaangalinta iyo Gobalo Qaybo Laga Jaray

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa(SLpost)-Guddoomiyaha komishanka doorashooyinka ayaa ku dhawaaqay sida ay ukala horeeyaan gobalada dalku diiwaangalinta iyo inta maalmood ee ay ka socon doonto diiwaangalinta codbixiyayaasha gobalada dalka.

Waxa uu guddoomiyahu ku dhawaaqay in gobalada Maroodijeex iyo Togdheer oo baaxadoodu badatay ay ka jareen sadex goobood oo ay ku kala dareen gobalada Saaxil iyo Sool, waxaanu sidan ku dhawaaqay gudoomiyahu isaga oo ay hareero taagan yihiin xubno matalayay xisbiyada waxaana isaga oo arintan ka hadlaayay uu yidhi“Waxa ay bishan aynu ku jirno 16 keeda lixda subaxnimo ay ka bilaabmaysaa diiwaangalintii codbixiyayaashu gobalka Togdheer, taas ayaanu baahinaynaa anaga oo dhan komishankii doorashooyinka iyo xisbiyadii qarankuba, waxay soconayaa diiwaangalintu 28 casho oo xidhoodh ah, waxaana ku xigaaya gobalka Awdal oo isaguna 28 casho oo xidhiish ah soconaaya, waxa ku sii xigi doona Saaxil,Maroodijeex,Sanaag, waxaana ugu danbayn doona gobalka Sool, sidaas ayaynu qorshaha gashanaynaa dadweynaha iyo dalkaba waxaanu u sheegaynaa inay sidaas isagu xigaan gobaladu, farsamo ahaan labada gobal ee ugu dhaadheer dalkeenu waa Maroodijeex iyo Togdheer, gobalka Maroodijeex qalabkii aanu u haynay waa uu ka yaraaday markaas waxaanu farsamo ahaan qorshaynay in qalab ka batay Saaxil aanu farsamo ahaan gobalka Maroodijeex laba degmo oo ka mid ah aanu u dunay, markaas markay Saaxil ka dhacayso waxay isku mar ka dhacaysaa oo raacaya Baligubadle iyo Gabiilay, waxay ka tirsan yihiin gobalka Maroodijeex laakiin farsamo ahaan waxay raacayaan Saaxil, gobalka Togdheer markaad timaado waa mid aad u weyn oo ku soo xiga Maroodijeex isagana waxaanu ka dhignay degmada Buuhoodle oo ka kooban 22 goobood aan iyadana u weecino xaga gobalka Sool oo farsamada markaanu eegnay baaxadii gobalka Togdheer buuxin wayday, markaas labadii gobal ee ugu waaweynaa midna hal degmo ayaanu ka goynay midna laba degmo.”

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories