Madaxweynaha Oo Shacbiga Ka Tacsiyeeyay Madaxii Xoghaymaha Xafiiska Madaxweynaha Oo Geeriyooday
Hargeysa(SLpost)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu dhambaal tacsi ah u diray guud ahana shacabiga Somaliland gaar ahaan qoyska uu ka baxay marxuum Maxamedd Warsame...
Sucuudiga Oo Dalkiisa Ka Eryay Diblamaasiyiintii Iiraan Xidhiidhkii Labada Dal Oo Halkii Ugu Hoosaysay Gaadhay
Sucuudiga(SLpost)-Xiriirka u dhaxeeya labadan dal ee uu xafiiltanka ka dhaxeeyay ayaa in mudda ahba sii xumaanayay. Hasayeeshee arrinta ayaa cirka isku shareertay kaddib markii Sabtidii...
Masar oo Soomaali masaafurisey qaar kalena xidhey
Masar(SLpost)-Dowlada Masar ayaa dalkeeda ka masaafurisey in ka badan 60 qof oo Soomaali ah, sidoo kalena waxa ay xabsiga dhigeen sedex qof oo kale. Dadkan...
Faysal Cali Waraabe Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Laasacaanood
Hargeysa(Slpost)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada laasacaanood ee xarunta gobalka sool https://youtu.be/llMc4gHEXhE
Qurba Joogta jabuuti Oo Ku Hormudaraaday Safaaradooda Kanada
Kanada(SLpost)-Qurba joogta jabuuti ee kanada ayaa ka hor mudaraaday safaaradooda ku taala dalka kanada, qurba joogtan oo uu ka mid ahaa fanaanka Cawaale Yare...
Somali News
US oo xidhay saldhiga drones-ka Ethopia
US(SLpoat)-Mareykanka, ayaa sheegay inay xidheen saldhigii diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee Ethopia. Safaarada Mareykanka ee Addis Ababa, ayaa sheegtay in saldhigga Abra Mich oo qiyaastii...
Madaxweyne Siilaanyo Oo Khadra Xaaji Gaydh U Magacaabay Agaasimaha Madaxtooyada Kana Qaaday Agaasimahii hore
Hargeysa(SLpoat)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa xilkii ka qaaday agaasimhii guud ee wasaarada madaxtooyada Xasan Cabdi Madar, waxaanu u magacaabay jagadaas maayarkii hore ee gabiilay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

