Safiirka Imaaraadka Carabta Mr. Baashe Cawil oo tafaasiil ka bixiyey xaalada Caafimaad ee Xaaji Cabdi-waraabe.
Dubai(SLpost)- Safiirka Imaaraadka Carabta u qaabilsan Somaliland Mr. Baashe Cawil Cumar ayaa shaaca ka qaaday in xaalada caafimaad ee Xaaji Cabdi-kariin Xuseen (Cabdi-Waraabe) si...
Itoobiya Oo Xidhay Shaqaale Caafimadka Somaliland Ka Tirsan
Hargeysa(SLpost)-Agaasimaha wasaarada caafimaadka ayaa ka hadlay in la xidhay qaar ka mid ah shaqaalaha wasaarada caafimaaadka oo laga qabtay xusuuka Somaliland iyo Itoobiya, waxaana...
Gudida Cadaalada iyo Garsoorka Oo Sameeyay Isku Shaandhayn
Hargeysa – (SLpost) – Guddida Cadaaladda iyo Garsoorka Somaliland ayaa maanta sameeyey isku shaandhayn ballaadhan, waxaanay magacaabis, xilka qaadis iyo isku badal ku sameeyey...
Madaxweyne Siilaanyo oo Khudbad Sanadeedkii Kaga Hadlay Arimo Badan Oo Qiima Dhaca Shilinka Dalku Uu Ka Mid Yahay(Khudbada Dhamays Tiran)
Hargyesa(SLpost)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta u jeediyay khudbad sanadeedkii madaxweynaha golaha baarlamaanka. Waxa uu madaxweynuu kaga hadlay khudbadiisan siyaasada arimaha dibada,qiimo dhaca ku yimi...
Daawo:-Madaxweyne Siilaanyo Oo Baarlamaanka U Jeediyay Khudbad Sanadeed Dhinacyo Badan Taabanaysa
Hargeysa(SLpost)-Madaxweyne Axmed Maxmed Siilanayo ayaa baarlamaanka u jeediyay khubadbad sanadeedkii oo uu kaga hadlay siyaasada dibada,qiimadhaca ku yimi shilinka Somaliland,wada hadaladii Somaliland iyo ...
Booliska Burco Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Oromo Ah Oo Qashay Gabadh Yar
Burco(SLpost)-Booliska magaalada Burco ayaa gacanta ku soo dhigay nin dadqal ah oo duleedka Burco ku qashay gabadh yar oo wakhtigaas aanay cidi la joogin,...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

