Cali Sugulle Dun-carbeed: Dawankii Xornimada. W/Q- Khadar Hayl
Webtii cawke anigoon ka kaban, welina dhiillaysan Anigoon wadnuhu ii garrayn, wahabna aan goynin Caawana ma weer baan xidhnahay, Cali intaan waayey Waddaniga abwaankii ahaa, waracii suugaanta Ma-waabtihii...
Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Qaybgalay Aas Heer Qaran Ah Oo Loo Sameeyay Abwaan Cali Sugule
Hargeysa(SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, waxa uu saaka ka qaybgalay Aas qaran oo loo sameeyey Marxuum Abwaan Cali Sugule Cigaal “Duncarbeed” oo...
Haasaawihii Hungoobey! Qeybtii 3aad & 4aad
Haasaawihii Hungoobey Qeybtii 3aad Rabi talo u daa, Warsan oon ogeyn iney aduunyo dabadeed baaba,day, buulkii xumaayee ay xayndaabeysayna dabeyshu la tagtey ayaa soo gashay oo...
HA KIRAYN HANKAAGA
Magaca Alle ayaan ku bilaabaya Mahad oo dhan isaga ayey u sugnaatahay. Qofkii uu laheeyo cidna ma hadayso kuu hadeeyana cid kale ma lahayn...
Dekeda Berbera oo Alaabooyinkii Buuxdhaafiyeen iyo Ganacsade Ku Baaqay In Dalka Loo Tudho
Berbera(SLpost)-Dekeda Berbera ayaaa ay buuxdhaafiyeen alaabooyinka ganacsatada uga daga iyada oo wali ay socoto talaabadii ganacsatadu qaaday ee ahay in aan dekeda waxba lagala...
Ciidanka Qaranka Oo Isku Balaadhiyay Deegaano Cali Khaliif Ciidan Ku Urur Sanaayay
Sool(SLpost)-Ciidamada Qaranka Somaliland ayaa Fadhiisimo Cusub Ka samaystay deegaanadda Dabataag oo u dhow Duleedka Deegaanka Saaxdheer iyo siddoo kale deegaanadda Tuulo samakaab oo ka...
Iiraan oo Soo Bandhigtay Siday Ku Qabatay Ciidankii Maraykanka
Us(Slpost)-Wasiirka arimaha dibada ee maraykanka ayaa sida oo kale Iiraan uga mahad naqay sida ay u sii daysay eedankooda oo galay xusuuda dalka Iiraan. https://youtu.be/H2M-13PArsg
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

