Monthly Archives: January, 2016

spot_imgspot_img

Si Dhibirsan Oo Loo Dhaqmo Dadkana Loola Macaamilaa Waxa Ay U Fiican Tahay Caafimaadka

US(SLpost)-Jidhka bani’aadamka dhibta ug ubadanee soo gaadhsiisa khasaaruhu waa sakatiga, walbahaarka, warwarka, diiqadda iyo qulibka, iyo dhammaan xaaladaha nafsiga ah ee la soo dersa...

Curadkii Curinta: Calan-side Cali Sugulle Cigaal,

(1936kii - 2016ka) "Waxan waayey, waayeel murtida, waajibkeed gudaye, Waxan waayey, waadiga hiddaha, weel nin noo dara e', Waxan waayey, ruux loo wakiyo, wiiqii...

Reer Galbeed Tirobadan Oo Ku Dhintay Weerarkii Burkina Faso

Hargeysa(SLpost)-Wasiirka amniga ee Burkina Faso, Simon Compaore, ayaa sheegay in ugu yaraan 29 qof haatan la og yahay in ay dhinteen kaddib markii habeenkii...

Iran oo Laga Qaaday Cunaqabateyntii Saarnayd

VIENNA(SLpost)-Iran ayaa laga qaaday cunaqabateyntii caalamiga ahayd ee saarnayd, kadib markii Iran ay fulisay qodobadii laga doonayay ee ku jiray heshiiska ay la gashay...

Haweenay Ku Guulaysatay Doorashadii Taiwan

Taiwan(SLpost)-Hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka Taiwan, Tsai Ing-wen ayaa ku guuleysatay doorashadii maanta dalkaasi ka dhacday, waxaana lagu wadaa inay noqoto haweenaydii ugu horreysay ee madaxweye...

Iran Oo Sii Daysay Maxaabiis Ay Ka Hayeen Maraykanka

Iran(SLpost)-Iran ayaa sheegtay inay sii daysay 4 qof Iranian-Maraykan ah, siideyntan ayaa qeyb ka ah maxaabiis la isweydaarsanayo. Warbaahinta Iran ayaa tabinaysa in Jason...

Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Oo Xidhay Muwaadin Is Yidhi laba jeer Qaado kaadhka Diiwaangalinta

Hargeysa(SLpost)- Wasraadara Arrimaha Gudaha Qaybteeda Diiwaan Galinta Madaniga ah waxa ay saaka Xabsiga U Taxaabtay Muwaadin Cabdixakiin Jaamac Maxamed Abokor oo doonayey inuu marlabaad...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img