HomeIran Oo Sii Daysay Maxaabiis Ay Ka Hayeen Maraykanka

Iran Oo Sii Daysay Maxaabiis Ay Ka Hayeen Maraykanka

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Iran(SLpost)-Iran ayaa sheegtay inay sii daysay 4 qof Iranian-Maraykan ah, siideyntan ayaa qeyb ka ah maxaabiis la isweydaarsanayo. Warbaahinta Iran ayaa tabinaysa in Jason Rezaian, weriyihii xidhnaa ee Wargeyska Washington Post uga soo warramayay Iran uu ka mid yahay dadka la sii daaya.

Xeer-ilaaliyaha magaalada Tehran Cabbaas Jacfari, ayaa sheegay in siideyntan ay qeyb ka tahay amar ka soo baxay golaha sare ee amniga qaranka Iran.

Jason Rezaian, oo madax ka ahaa xafiiska Wargeyska Washington Post ee Tehran ayaa ah Irani haysta dhalashada Iran iyo Maraykanka, wuxuna xidhnaa in kabadan 500 oo maalmood, iyadoo maxkamad albaabadu u xidhan yihiin ay sheegtay inay ku heshay inuu basaas ahaa.

Tehran ayaa la rumaysan yahay inay hayso saddex qof oo kale oo Maraykan ah, oo uu ku jiro, Amir Hekmati, oo ahaa askari hore oo ka tirsan ciidamada Badda Maraykanka, kaasoo la xidhay mar uu booqnayay qoyskiisa 2011.

Saeed Abedini, oo ah wadaad masiixi ah oo isna lagu xidhay caasimadda Iran 2012 iyo Robert Levinson, oo horey uga tirsanaa hayadda FBI oo isna la hayo tan iyo 2007, ayaan caddayn in saddexdan qof ay ku jiraan dadka maanta la sii daayay.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories