HomeMaraykanka Oo sheegay Inay Duqayn Ku Dileen Sarkaal Ka Tirsanaa Al-Shabaab

Maraykanka Oo sheegay Inay Duqayn Ku Dileen Sarkaal Ka Tirsanaa Al-Shabaab

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

(SL.Post) Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in duqeyn todobaadkii hore diyaaradahooda ka fuliyeen deegaan hoostaga Jubbada dhexe ku dileen sarkaal ka tirsanaa Al-shabaab.

Gaar ahaa Mareykanka ayaa sheegay in duqeytan ka fuliyeen  meel aan ka fogeyn deegaanka saakoow ee ka tirsan gobolka Jubbada dhexe.

Xog-hayaha difaaca dalka Mareykanka John Kirby,  ayaa sheegay in ciidamadooda ay beegsadeen saraakiil ka tirsan Al-shabaab kuwaasi oo ku sugnaa gobolka Jubbada Dhexe.

“Waxaan Beegsanay Sarkaal sare oo ka tirsan Al-Shabaab , howlgalkaasi waxaa fuliyay diyaaradaheena dagaalka , laakiin ma xaqiijin karo in uu jiro khasaare soo gaaray dadka shacabka ah.” ayuu yidhi John Kirby.

Howlgalka ayaa sidoo kale waxaa qeyb ka ahaa ciidamo ka tirsan dowladda sida laga soo xigtay xog-hayaha difaaca dalka Mareykanka MrKirby.

Laakii warkan laguma cadeynin magaca sarkaalka weerarka lagu dilay.

Ugu danbeyntii, diyaaradaha Mareykanka ayaa inta badan weeraro cirka ah ka fuliya deegaano dhaca Koonfurta Soomaaliya, gaar ahaan Jubbooyinka iyo gobolka Gedo oo ay ku xoog badan yihiin Al-shabaab.

 

Somalilandpost.

Source Hiiraan Online.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories