Madaxweynaha oo Xadhigga ka jiray qaybo ka mid ah Jidka Dawga Cad oo la dhammaystiray iyo Wacdarihii soo-dhawaynta Shacabka
Hargeysa (Somalilandpst)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta ka qaybgalay xaflad qiimo badan oo xadhiga uu kaga jaray Wejigii koowaad...
Wasiir ku-xigeenkii hore ee Amniga oo Buug ka Qoray Xadhiggiisii iyo Dhacdadii Gurigiisa lagu weeraray
Hargeysa (SLpost)- Wasiir ku-xigeenkii hore ee Waaxda Amniga ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Kulmiye, Cabdilaahi Abokor Cismaan, ayaa markii u horeysay ka hadlay Dhacdo...
Maxkamadda Racfaanka gobolka Maroodijeex Oo Mar kale Xayiraad Saartay Wargeyska Hubaal
Hargeysa (SLpost)- Maxkamada Racfaanka gobolka Maroodi-jeex ayaa xayiraad sharci daro oo aan geedna loogu soo gaban dib u saartay wargeyska madaxa-bannaan ee Hubaal oo...
Miyuusikadii Astaanta u ahayd Wararka ka baxa Radio Hargeysa iyo SLNTV oo la beddelay iyo sababta keentay
Hargeysa (SLpost)- Miyuusikada Astaanta u ahayd Wararka Idaacadda Radio Hargeysa iyo telefishanka Qaranka, ayaa shalay si rasmi ah loo beddelay, kaddib markii ay isku...
Gudida Dabagalka Hantida Qaranka iyo Gudoomiyahooda Xildh. Obama waan Hambalyaynaynaa + MAANSO
Guddida dabagalka Hantida qaranka ee Golaha wakiilada Somaliland iyo Gudoomiyohooda da’da yar ee aqoonyahanka ah Mudane Maxamed Cali Xirsi(Obama) waxay bulshada u soo bandhigeen si daacada...
LAASCAANOOD: Natiijada Ciyaar Dhexmartay Kooxo ka dhisan magaalooyinka Burco iyo Xarunta gobolka Sool
Laascaanood (SLpost)- Laba Kooxood oo ka kala dhisan magaalooyinka Burco ee xarunta gobolka Togdheer iyo Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool, ayaa ciyaar Saaxiibtimo ku...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

