HomeSababaha Keenay inay Qarraqanto Doon ay Saarnaayeen Boqolaal Muhaajiriin ah

Sababaha Keenay inay Qarraqanto Doon ay Saarnaayeen Boqolaal Muhaajiriin ah

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Rome (SLpost)- Doon ay saarnaayeen boqolaal tahriibayaal ah, ayaa ku degtay badweynta Mediterranean-ka, iyadoo ay sabab u ahaydi tahriibayaasha saarna oo dhinac isugu wada ciiray, kadib markii ay arkeen markab kuwa ganacsiga ah oo u dhawaa.

Ku dhawaad 700 qof oo tahriibayaashaas ah, ayaa laga cabsi qabaa in ay ku dhinteen doontaas qaraqantay, iyadoo ciidammada ilaalada xeebuhu soo badbaadiyeen 49 qof oo kalaiya.

Doontan oo dherarkeedu ahaa 70 fuudh, ayaa ku degtay badweynta Jasiira Koonfurta Talyaaniga ee Lampedusa saqdii dhexe ee habeennimadii Axaddu soo galaysay, waxaana ilaa hadda baadi-goobka dadka doontaas saarna ku guda jira 20 markab.

tahriibkaDoonta masiibada sababday, ayaa gurmad u diratay markab ganacsiyeedka u dhawaa oo laga leeyahay dalka Burugaal oo goobta soo gaadhay, balse laguma guulaysan si la badbaadiyo dooontaas sida ay sheegtay Wakaaladda Wararka Talyaaniga ee ANSA.

“Markiiba, waxa aanu ka cabsanay in masiibadan intan ka ballaadhan tahay, waxaanay macluumaadka ugu horreeya laga helay mid ka mid ah dadka badbaaday oo luuqa Ingiriisiga ku hadlaayey, waxaannu sheeegay in ugu yaraan 700, haddii aanay ka badnayn ay doonta saarnaayeen. Doontuna waxay u degtay, kadib markii dadku dhinac kaliya u wada dhaqaaqeen, iyagoo u malaynaayey in doon soo gaadhay si ay u badbaadiso,” ayey tidh Carlotta Sami oo ah Afhayeenka hay’adda Qamarada Midoobay qaxoontiga u qaabilsan ee UNHCR oo la hadashay teefiishanka SKYTG24.

Ciidammada Talyaaniga iyo markaab kuwa ganacsiga ah, ayaa toddobaadkan oo kaliya badbaadiyey 10,000 tahriibayaal ah, iyadoo marba marka ka sii dambaysana tiro aad u badan ku  qulqulayso xeebaha dalka Talyaaniga si ay u gaadhaan Qaaradda Yurub oo waddankaasi yahay Kedinka kaliya ee tahriibayaasha ugu badani ka galaan.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories