Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Gabadhii Ugu Horeysay Ee Soomaaliyad Ah Oo Boolis Ka Noqotay Gobolka Minnesota

St Paul, (SLpost)- Gabadhii ugu horeysay ee Soomaaliyad ayaa boolis ka noqotay magaalada St Paul ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, waxaanay ka mid...

Qaramada Midoobay Oo Ka Dayrinaysa Xaaladda Gargaar Qaybinta Ee Dalka Yemen

Cadan, (SLpost)- Qaramada Midoobay ayaa sheegay in hawl-galada bani’aadanimo ee dalka Yemen  ay istaagayaan maalmo gudahood , haddii aan dib loo soo celi sahayda...

Madaxweyne Siilaanyo oo Maareeye Cusub u magacaabay Telefishanka Qaranka iyo Maareeyihii hore oo shaqo kale loogu beddelay

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa xilkii ka qaaday Maareeyihii Telefishanka Qaranka Khadar Cali Gaas oo dhowrkii sanno ee u...

Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Oo Ku Wargeliyay Shaqaale Weynaha In Maalinta Sabtida Ay Fasax Yihiin

Haregysa, (SLpost)- Guddoomiyaha hay’adda shaqaalaha dawladda ee Somaliland Maxamed Mixille Boqore oo maanta warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa ayaa ku wargeliyay dhamaan shaqaale weynaha dalka...

“Waxaan isleeyahay ninka waraaqda ingiriisida ku qorey, malaha buugga koowaad ee ingiriisida muu dhamaysan” Guddoomiye Cirro

Haregysa, (SLP)- Guddoomiyaha golaha wakiillada ahna guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo socdaal ugu maqnaa dalka Turkiga ayaa maanta...

Golaha Guurtidu iyagaa xaq u leh inay go aamiyaan muddo kordhinta ee ha loo daba fadhiisto

Golaha guurtida jamhuuriyada Somaliland oo ah madasha ama golaha odayaasha ee uu qarankani ku faano, ayaa la sameeyey markii aynu qaranimadeena la soo noqonay,...

Kursigooow fadhigaagu macaanaa, ka kacaaguna adagaa!

Masuul marka uu xilka hayona qaranka amaana wanaagiisa sheega , marka xilka laga qaadan qaranka aflagaado cay iyo canbaarayn dusha u saara waligii kob...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img