Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Kabtankii Hore Ee Xulka Qaranka England Oo Xaaskiisu Ku Geeriyootay London

London, (SLpost)-  Kabtankii hore ee xulka qaranka England iyo kooxda Man United, isla markaana xilligan ah difaaca kooxda dalkaas  ka dhisan ee QPR Rio...

Dawladda Jabuuti Oo Beenisay Warbixin Eedaysay Ammaanka Madaarkeeda

"Waxaas waxba kama jiraan, waxaan xaqiijinayaa in laysku haleyn karo ammaanka garoonka Jabuuti" Jabuuti, (SLpost)- Dawladda jamhuuriyada Jabuuti ayaa beenisay ayaa beenisay warbixin laga baahiyay,...

Ciyaartii Feedhka Qarniga Oo Uu Ku Guulaystay Floyd Mayweather

Las Vegas, (SLpost)- Feedhyahanka reer Mareykan ee Floyd Mayweather ayaa ku guulaystay ciyaartii feedhka ee muddada la sugayay. Mayweather ayaa kaga guulaystay ninkii ay is-hayeen...

Warbixin daboolka ka qaadday habacsanaanta Hawl-wadeennada Madaarka Jabuuti oo halis-galiyay Nolosha Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle

Washington (SLpost)- Warbixin ay daabacday jariiradda Washington Post, ayaa daboolka ka qaadday habacsanaan ka jirta nidaamka shaqo ee hawl-wadeennada madaarka Jabuuti, gaar ahaan kuwa ku...

Kooxda Xiddigaha Geeska Oo 24-guurada Xuska 18 May La soo Dabaal-degaya Jaalliyada Reer Somaliland ee Sweden

Hargeysa (SLpost)- Kooxda Fannaaniinta Xiddigaha Geeska, ayaa la filayaa inay safar ugu baxaan waddanka Sweden, halkaas oo ay jaaliyadda Somaliland ee dalkaas ku sugan...

Nuxurka Wada-hadal Ay Madaxweyne Uhuru Iyo Bill Clinton Ku Yeesheen Madaxtooyada Kenya

Nairobi, (SLpost)- Madaxweyne  Uhuru Kenyatta iyo marwadiisa Margaret Kenyatta ayaa xarunta madaxtooyada Kenya ee  magaalada Nairobi ku qaabilay madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka Bill...

Qaar Ka Mid Ah Madax-dhaqameedka Subeer Awal Oo Taageero U Muujiyay Golaha Guurtida

‘Waxaan Leeyahay Golaha Guurtida Saddex Jeer Oo Horeba Waad Kordhiseen, Maatna Xaq Baad U Leedihiin’ Suldaan Xuseen Ismaaciil Geelle ‘Guurtideeni Lama Taabtaanka Ahayd Ninka Maanta Leh...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img