HomeKabtankii Hore Ee Xulka Qaranka England Oo Xaaskiisu Ku Geeriyootay London

Kabtankii Hore Ee Xulka Qaranka England Oo Xaaskiisu Ku Geeriyootay London

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

London, (SLpost)-  Kabtankii hore ee xulka qaranka England iyo kooxda Man United, isla markaana xilligan ah difaaca kooxda dalkaas  ka dhisan ee QPR Rio Ferdinand ayaa sheegay inay geeriyootay xaaskiisii, oo lagu magacaabi jiray Rebecca Ellison, taasoo ku dhimatay cusbitaal ku yaalla magaalada London.Ferdinand

Ms Ellison oo ahayd 34 sanno jir ayuu Rio Ferdinand guursaday sannadkii 2009-kii, waxaanay u geeriyoobay xanuunka Kansarka oo kaga dhacay naasaha.

Ms Ellison ayaa u dhashay difaacan kooxda QPR ee 36 sanno jirka ah saddex carruur ah.

Qoraal uu saaray Rio Ferdinand ayuu ku sheegay inay xaaskiisu geeriyootay maalintii Jimcaha ee todobaadkan. “Rebecca, oo ahayd xaaskaygii waxay geeriyootay jimcihii, iyadoo ku geeriyootay Royal Marsden Hospital oo ku yaalla London,” ayuu yidhi ciyaartoygu.

“Waxay ahayd qof cajiib ah, sidoo kale waxay ahayd hooyo jecel sadexdeeda carruur ah, waanu tabi doonaa, maskaxdayadana ka bixi mayso.” ayuu qoraalkiisa sii raaciyay,kaasoo uu ku daabacay website-ka kooxda QPR.

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories