HomeNuxurka Wada-hadal Ay Madaxweyne Uhuru Iyo Bill Clinton Ku Yeesheen Madaxtooyada Kenya

Nuxurka Wada-hadal Ay Madaxweyne Uhuru Iyo Bill Clinton Ku Yeesheen Madaxtooyada Kenya

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Nairobi, (SLpost)- Madaxweyne  Uhuru Kenyatta iyo marwadiisa Margaret Kenyatta ayaa xarunta madaxtooyada Kenya ee  magaalada Nairobi ku qaabilay madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka Bill Clinton.Clinto and Uhuru

Waxay labada dhinac ka wada hadleen mashruuca horumarinta dhinaca beeraha ee dalka Kenya, isla markaana waxay isla qaateen in la dhiirigeliyo ganacsiyada yar yar ee la xidhiidha arrintaas.

Sidoo kale madaxweyne Uhuru iyo Bill Clinton ayaa ka wada hadlay mashruuca hirgelinta dhinacyada waxbarashada iyo caafimaadka ee lagu magacaabo (Clinton Health Access Initiative) (CHAI) iyo sidoo kale mashruuca dhinaca cimilada ee isna lagu magacaabo (Clinton Climate Initiative) (CCI).

Clinton ayaa ka codsaday madaxweyne Uhuru, inuu aasaaso mashruuc toos u saamaynaya deegaanka isla markaana lagu ilaalinayo deegaanka.

Sidoo kale, madaxweyne Uhuru ayaa u sheegay Clinton inuu ku faraxsan yahay kulankiisa, isla markaana si weyn ugu soo dhaweynayo dalka, waxaanu uga mahad-naqay talooyinka uu ujeediyay, kuwaasoo uu sheegay inay yihiin qaar ay horumar ku gaadhayaan dadka reer Kenya, gaar ahaan dhinacyada caafimaadka, waxbarashada, waxaanu xusay in adeegyadaas ay awoodda saari doonaan inta ay xukuumadda xisbiga Jubilee talada haysoGovernment’s key areas of focus.

“Waan kugu soo dhaweynayaa Kenya, waxaananu doonaynaa oo aanu jecelahay inaanu qayb kaala noqon caawinta iyo horumarinta nolosha dadka reer Kenya.” ayuu yidhi madaxweyne Uhuru.

Kulankan Madaxweyne Uhuru iyo Bill Clinton, waxa sidoo kale goob-joog ka ahayd wasiirka khaarajiga dalka Kenya Dr. Aamina Maxamed iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan xukuumadda Kenya.

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories